Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidaamada Difaaca Puntland oo dilay Darsin Miinaystayaashii Argagixisada ah
    Puntland

    Ciidaamada Difaaca Puntland oo dilay Darsin Miinaystayaashii Argagixisada ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland oo saakay fuliyay hawlgal qorshaysan,ayaa dilay 5-ka mid ah Miinaystayaashii argagixisada,halka ay nolosha ku qabteen Hal mid.

    Hawlgalkaasi,wuxuu ka dhacay Deegaanka Koor-Xagarle ee nawaaxiga Guryo-samo oo ka tirsan Deegaanka Dhasaan ee Degmada Qandala Calmiskaad.

    Sidoo kale,waxay Ciidanku ku hareeraysan yihiin Afar kale oo argagixisada ah.

    Khasaaraha soo gaaray Ciidamada Difaaca Puntland,waa Hal Askari oo shahiiday iyo Laba dhaawac ah.

    Miinaystayaashaas,waa kuwii wareegayay oo hadba Wado galinayay Qaraxyada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.