Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Abiy oo iska diiday casuumad Xasan Shiikh ka dalbaday
    Puntland

    Abiy oo iska diiday casuumad Xasan Shiikh ka dalbaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,ayaa udirsaday Abiy casuumad ah in uu yimaado Adis- ababa Sabtida ama Axada (Weekend),waase ka cudurdaartay Abiy oo wuxuu ugu soo jawaabay (Waa buuxaa jadwalkaygu).

    Si lamid ah tan Uganda ma cada sababta muhiimka ah ee ku khasbaysa safarkaas marka laga soo tago in uu dhaqaale ka sameeyo safarada Mw Xasan.

    Waa diidmadii Labaad oo Todobaadkan uu la kulmo,taasoo muujinaysa sida looga nacay Gobolka oo dhan.

    Habayaraatee,wax karaama ah loogama hayo gudaha iyo dibada Xasan Shiikh,waana sii macno beelayaa Maalinba Maalinta kasii danbaysa Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.