Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Puntland oo dhisanaya hay’ad amaan oo wadajir…
    Puntland

    Maraykanka iyo Puntland oo dhisanaya hay’ad amaan oo wadajir…

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Halkan hoose ka akhriso Qodobada dhanka amaanka ee Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen:-

    B. Qaybta Sirdoonka.
    T. Laanta Militariga.
    J. Qaybaha maamul iyo sahayda (logistics).

    1. In si rasmi ah loo diiwaangeliyo dhammaan qalabka, agabka iyo hantida la keeno xerada cusub, isla markaana loo aqoonsado in ay yihiin hanti ay leedahay Dowladda Maraykanka.
    2. In magacaabista Agaasimaha guud ee cusub Puntland ay talo iyo door ku yeelato, iyadoo mas’uuliyiinta la magacaabayo lagu wargelinayo Dowladda Puntland.
    3. In si rasmi ah loo dhiso hay’ad cusub oo wadaagta xogaha amniga iyo militariga, taas oo noqonaysa iskaashi rasmi ah oo u dhexeeya Dowladda Puntland iyo Dowladda Maraykanka.
    4. In Dowladda Maraykanku siiso tababbarro kala duwan Ciidanka Puntland, oo ay ka mid yihiin Ciidamada….
    5. Milatariga.
    6. Booliska.
    7. Sirdoonka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.