Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/2hv_FhSK2uc
Browsing: Somalia
Muqdisho : Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay wadaan mowshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed…
Garoowe : Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa laba kooxood oo caafimaad u kala diraysa Gobolada Puntland ka kooban tahay . Labadan kooxood…
Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Fariin U Diray Komishanka Iyo Taageerayashiisa,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo…
Qaar ka mid ah salaadiinta soomaliland ayaa cambaaeereyey gudiga doorashooyinka soomaaliland oo ay sheegeen inay sameeyeen musuq maasuq muuqda iyagoo…
Qaar Ka Mida Dhalinyaada Tabacsan Xisbiga Mucaadka Ee Wadani Ee Magalada Burco Ayaa Mudaharad Ka Sameeyay Qaar Ka Mida Wadooyinka…
War goordhow naga soo gaaray degmad Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wax ay sheegayaan in deegaano ka tirsan ay…
Kin Cheng danjiraha China ee soomaliya waxaa garoonka diyaaradaha ee Garowe kusoo dhoweeyey xubno kamid ah golaha Wasiiradda Dowladda Puntland…
Hargaysa : Xisbiga Wadani waxaa uu sheegay inay hakiyeen dhamaan wada shaqeyntii ay la lahaayeen Guddiga Doorashooyinka, Shir Jaraa’id oo…
Golaha Wasiirada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Ka Hadlay Amniga Dalka kulankoodii todobaadlaha ahaa ,waxyaabihii lagu adkaa ee looga dooday arimaha…
Iyada oo dalka Zimbabwe ay ka socdaan isbadalo waaweyn xili ciidamada militariga dalkaas ay sheegeen in ay la wareegeen awoodda,…
Garoowe :Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa laba kooxood oo caafimaad u kala diraysa gobolada puntland ka kooban tahay . Labadan kooxood…
Jariiban : Wasaarada Caafimaadka dawawlada Puntland ayaa xariga ka jartay xarunta Caafimaadka ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug. Maxamed Yuusuf…
Muqdisho : Wasiirka maaliyadda dowladda federalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Bayle ayaa saakay isaga baxay kulankii Golaha wasiirada , kadib markii uu…
Mustaqbalka madaxwaynaha Zimbabwe, Robert Mugabe, ayaa u muuqda mid aan kala cadayn,xilli militariga dalkaasi ay xabsi guri ka dhigeen. Ma…
Mombay : Tuugo xirfadoodu aad u sarayso ayaa dhulka hoostiisa kasoo qoday god dhererkiisu dhan yahay 8 mitir, kadibna u…
Muqdisho : Maryam qaasim oo ahayd wasiirka gargaarka soomaliya ayaa xilkaas saka iska casishay sababta ay xilkaas Isaga Casishay ayay…
Wasiirkii Gargaarka ee hore Maryan Qaasim waa is casishay kadib markii ay ka niyad jabtay hab dhaqameedka RW Khayre. Iscasilaada…
Guddoomiye ku xigeenkii hore baarlamaanka waddanka Kenya, Faarax Macalin oo ka qayb gelayey dood looga hadlyey xaalada iyo dawladda federaalka…
London : Orodyahanka reer Britain ee asalkiisuna yahay Soomaali, Mohamed Farah, ayaa lagu daray liiska dadka sannadka cusub la guddoon…
Wasiirka Amniga ee jubbaland Cabdishiid Xasan Nuur,ayaa soo xiray shirkii kismaayo ka socday ee looga hadlayey Amniga soomaaliya,hoos ka daawo…
Hay’adda Adeegga Caafimaadka Qaranka ee Gobalka England ee dalka UK (NHS) waxay markii ugu horreysay soo bandhigtay Xogta ku aadan…
Harare :Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa la dhigay xabsi guri caasimadda dalkaasi ee Haraari, sida uu sheegay madaxwaynaha Koonfur…
Garoowe: Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 15 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku…
Wasiirka Wasaarada Gar-gaarka iyo masiibooyinka xukuumada fadaraalka soomaaliya Maryan Qaasin ayaa maanta iska casishay xilkii Wasiirnimo. Maryan Qaasim Wasiirkii…
Muqdisho, 14 November 2017 – Shir gaar ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu…
Hargeysa : Xamse Khayre oo ah Madaxii ololaha Doorashada Musharax madaxweynaha soomaliland ee xisbiga Wadani ayaa ciidamada somaliland jirdileen markii dambe…
Entebe : Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa soo gaba gabeeyey Booqasho Rasmi ah oo uu ku joogay Uganda,…
London : YVONNE RIDLEY waxay ka mid ahayd saxafiyiinta britain ugu caansan kana soo shaqaysay warbaahino Caalami ah oo kala duwan…
Markii laga soo tago goolaaftanka Raga iyo Dumarka kasoo jeeda Sool iyo Sanaag ee ku salaysan xagsashada kuraasta iyo gunooyin…
KISMAAYO : Bandhigaan ay waxaa ka soo qeyb galay dhamaan Haweenka ku Nool deeganadda Jubbaland waxaana marti gelisay Wasaaradda Haweenka…
Ciidamada Amaanka Dowlada jubaland gaar ahaan kuwa ka hawlgala Degmada Luuq ayaa howlgalo ay Ka sameeyeen Degmadaas waxay kusoo qabteen…
Muqdisho : Qarax Gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degaanka Weedow,waxaana la sheegay in Qaraxa…
Cilmi-baare Turkiga u dhashay oo lagu magacaabo Birk Elhan ayaa sameeyey muraayad cajiib ah oo muujisa wejiga qofka isticmaalaya keliya…
Garoowe)Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 136 November 13 2017 ayaa…
Ciidammada Myanmar ayaa sii daayay natiijada baadhitaan ay iyagu sameeyeen oo ay iskaga bariyeeleen eedaymaha rabshadaha Rohingya. Waxay diideen…
Ra’iisal wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo xalay ka qeyb galay Xaflad dumarka Soomaaliyeed looga dalbanayay in ay taageeraan…
Idilnews.com ( Dhahar ) Wasiirka Amniga iyo DDR-ka dawladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf iyo wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa…
Wasiirka wasaarada amniga Gudaha ee dawlada faderaalka ee soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale Islow. Ayaa maqrib nimadii caawa soo gaaray Magaalada…
Wefti kasocda dawladda Puntland ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 13 Nov 2017 gaarey magaalada Xingalool ee gobolka Haylaan, halkaasi…
Ciidamada Dowladda Puntland ayaa maanta howlgallo kala duwan ka sameeyey Buuraha gobolka Bari . Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxa ay…
Hay”ada Shaqaalaha rayidka Puntland ayaa imtixaan ka qaaday qaar kamid ah shaqaale ay qaadanayaan wasaaradaha dawladda puntland . Qaar kamid…
Afhayeenadda Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM,SAMANTHA RELHO oo Wareysi Khaas ah siisay Wargeyska Asharqal Awsad ee ka…
Mareykanka ayaa horay usheegay in ay kordhinayaan ololohooda ka dhanka ah Al-shabaab iyo Daacish. Duqaymahan oo ay Fuliyeen Diyaarado aan…
Dhulgariir xoog badan oo cabirkiisu yahay 7.3 ayaa ku dhuftay xadka waqooyiga ku yaalla ee u dhexeeya Iiraan iyo Ciraaq,…
Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool…
Warbaahinta idil News,ayaa dadweynaha usoo gudbinaysa hordhaca warbixin xiiso leh oo ku saabsan sahanka barwaaqadda dayrta ee deegaano ka tirsan…
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay soo saartay jawaabtii ugu horraysay ee ay ka bixisay booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland cabdixakiin cabdulaahi xaaji cumar ayaa maanta furay shir looga hadlayey Horumarinta degmooyinka Puntland . https://www.youtube.com/watch?v=8xCeueNrhz0
Wasaarada shaqada shaqaalaha iyo Ciyaaraha Puntland ayaa magacowday Guddi dalka iyo dibedda dhaqaale uga Soo ururiya dhismayaasha Garoomada kubadda cagta…
Cali Maxamed oo ah askari ka tirsan Ciidamada xoogga Soomaaliya oo sheegay in uu ahaa askarigii qabtay markii ay Gurigiisa…
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga iyo DDR-ka dawladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa maanta 12 Nov 2017…
Wasaarada Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa sheegtay inaysan xilligan macquul ahayn inay AMISOM ka baxaan Somalia, waxayna ka digeen inay Kooxaha…
Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Yuusuf (Yeey) oo kamid ah Siyaasiyinta Puntland ayaa ka hadlay xadgudubka Somaliland ee dhulka Puntland,isagoo sheegay in…
Cutubyo cusub oo ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa maanta tegay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag, waxayna ciidamadani ka yimaadeen magaalada…
Gudiga gurmadka masiibadii Soobe ee Puntland oo ay hogaaminayaan culumada reer Puntland ee dhawaan gaarsiiyay deeqda dhaqaale Muqdisho,ayaa maanta gudoonsiiyay…
Jaamacadda Stafford University oo ku taalla dalka Uganda Ayaa gebi ahaanba laga joojiyay hawlihii waxbarasho ee Ay waday , kaddib…
Waxaa Soconaya Diyaar Garowgii ugu dambeeyey ee Xulka Kubadda Cagta Puntland si ay uga qayb noqdaan Cayaaraha Dowladd Goboleedyada uga…
Magaalada Muqdisho maalmihii u dambeeyey waxaa laga hadlayay in ay jiraan qaraxyo laga Cabs iqabo in ay Garoonka aadan cade…
Xogahayana guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa ka digay colaad hor leh oo ka dhalata Lubnaan ay Cawaaqib xun…