Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed…
Browsing: Somalia
Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa saaka waabarigii weerarray oo muddo kooban qabsaday koontaroolka Kalabeyr oo dhowr iyo labaatan KM…
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, kuwaa…
Waxaa soo gaba gabowday doorashada Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle ee ka socotay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe oo ay ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CIustSWLFRY
Magaalada Hargeysa waxaa maanta Mudahaarado balaadhan oo rabshada wata ka dhigay Boqolaal arday oo ka cadhaysan natiijada Imtixaanka Dugsiyadda Somaliland…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Xabsiga la dhigay 200 Qof oo Oromo ah kaddib markii lagu helay sida ay dowladda…
Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa saaka dagaal kooban ku qabsaday magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ku…
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay, siddeed kalena wey ku dhaawacmeen isku dhac saakay magaalada Muqdisho ku dhex maray…
Baarlamaanka HirShabeelle ayaa maanta u doortay Maxamed Cabdi Waare inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedkaasi, ka dib markii uu…
DawladaPuntland ayaa horey ugu adkaysatay in ay ku jirto dagaal adag, ciidankooduna ay ku filan yihiin inay iska difaacaan isla…
Dhalinyaro iskood isku abaabushay oo Reer Gaalkacyood ah,ayaa kala hagaajinta Gawaarida ama calaamada cadaynaysa sida ay wadayaasha Gawaarida u kala…
Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya,ayaa maanta soo xirey Bandhigga Buugaagta oo muddo sedex maalmood ah…
Kusoo jeedsanka ay dawlada Puntland kusoo jeensatay Ururkan dhaqdhaqaaqisa ayaa ah mid loo baahnaa maadaama ay wadaan qorshe balaaran oo…
Qoraal ka soo baxay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in magacii hore ee uu urur goboleedka…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Beled-Xaawo ee gobalka Gado isagoo booqday Xero Ciidan oo ay Ciidamada Darawiishta…
Ciidamada Xoogga Puntland ee PSF ayaa ka bilaabay magaalada Qardho wajigii labaad ee lagu dhiraynayo Waddooyinka magaalada . Ciidamada ayaa…
Madaxweynaah dawladda Puntland ayaa ugu horayn ka warbixiyey socdaalkiisii dalka sucuudiga iyo dalka isutaga Imaaraadka Carabta oo uu soo maray,…
Somaliya waligeed waxay ku hoosaysay Siyaasadda Arrimaha Dibadda maaraynteeda. Marqaati cad waxaa ka ah Taariikhda noo qorantay,,, Sidoo Kale Siyaasadda…
Qarax ayaa lala beegsaday tareen ka mid ah kuwa London ee dhulka hoostiisa mara, waxaana lagu soo warramayaa in qaar…
Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaal dul marisay Japan, waana daandaansigii labaad ee noociisa ah ee dhaca todobaadyo gudahood. Kuuriyada Koonfureed…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/87AmaMQ4ruQ
Madaxweyna Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 15 September 2017 dalka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/iJSvhuNQrzw
Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI Axmed Maxamed Koore waxaa uu Bulshada DDSI Uga Digay inay Cunaan…
Wasiirka u hadlay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in boqolaal Soomaali ah lagu lalayay sida uu hadalka u dhigay…
Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia. Dilalkan ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee lagu…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Wasiirka duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada ayaa sheegay in…
Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia. Dilalkan ayaa…
Madaxweynaha dalka Turkiga Raceb Tayib Erdogan iyo amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad al-Thani ayaa lagu wadaa in ay maanta…
Xoghayaha guud ee Qaramda Midoobay António Guterres ayaa ku tilmaamay barakacinta lagu hayo bulshada Rohingya ee dalka Myanmar mid isir…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/q5Bzc9B8e_o
Ugu yaraan 25 ruux oo arday iyo macalimiin ay ka mid yihiin ayaa ku dhintay dab ka kacay madariso islaami…
Golaha baarlamanka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday in afti loo qaado madaxbannaanida gobolka Kurdistan ee la filayey in…
War saxaafadeed maanta ka soo baxay hogaanka Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa lagu sheegay in iyada oo xiriir lala…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/2_oZWzGr9T0
Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia. Dilalkan ayaa…
Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Ayaa sheegay in uu Taageeray Go’aankii Dowladda Soomaaliya ay sargaalka ONLF ugu dhiibtay Dowladda itoobiya, taasi…
Doodii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ka lahaayeen qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax ayaa goor dhow soo dhamaatay,…
Boqorka qabiilka carbeed ee soomaaliya ee daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo…
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay in ka badan 600 oo qof oo kalena waa ay ku barakaceen rabshado…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka…
Guushan ayaa ka dhigan in xisbigaasi iyo kuwa kale ee uu kaashado ay heleen fursad ah afar sano oo hor…
Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegay in xalay diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaanno hoos-yimaada degmadda Beled-Xaawo. Guddoomiye…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si weyn isugu raacay qaraar cunaqabteyn cusub oo dhinaca dhaqaalaha ah lagu saaray dalka…
Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo waxa ay ku dileen Wiil dhalinyaro ahaa. Sida ay sheegeen dadka deegaanka Wiilka…
Ganacsata wax ka dhoofiya kana soo dejiya dekada Berbera ayaa dib ugu laabtay hawlahood kadib markii ay sameeyeen shaqo joojin…
Seddex Askari oo Ciidamada Dowlada ka tirsan ayaa lagu dilay Gobalka Gobalka Shabellada dhexe ka dib markii ay wadada u…
Inkastoo Somaliya oo ah dal kasoo kabanaya dagaalo sokeeye lagu daray Grop-ka Geerida loo yaqaan oo ay ku jiraan Brazil…
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kafaala qaaday in 100 arday oo ka baxay dugsiyada sare ee magaaladda Baydhabo uu…
Ciidamo ka tirsan kuwa militeriga Soomaaliya oo gaar ah ayaa waxaa tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Tababarkan ayaa waxaa…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland, ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 11 September 2017 qasriga Madaxtooyada…
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan uu ka dhacay Afaafka hore ee Hotel Wehliye oo kuyaala Laamiga Maka Al Mukarama…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uOLtRkQjsmU
Xildhibaannada Aqalka sare ayaa dib u dhigay dooddii ay maanta ka yeelan lahaayeen go’aankii ay xukuumada ee ka dhanka ahaa…