Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 12 June 2017 loo dhaariyey xilalka wasiirrnimo, Wasiirka Dib u Dhiska iyo Horumarinta Puntland Cabdikhadar…
Browsing: Somalia
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/NaoWlR_Ffio
Maanta waxaa Magaalada Addis-ababa ee Caasimadda Itoobiya ka Furmi doona Shirka Urur Goboleedka IGAD oo ah Shir Deg Deg ah…
Wasiirka arrimaha dibedda Kuwait, Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah ayaa sheegay in dalka Qatar uu diyaar u yahay inuu dhageysto walaacyada…
Dacwad ooge sare oo isaga oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ayaa shaaciyay in Trump uu shaqada…
Waxaa saakay ka anba baxay Bosaso gudigii heerka wasiir ahaa ee madaxweyne Gaas u magacaabay qiimaynta dhibaatadii ka dhacday Saldhiga…
Jaaliyada Puntland ee minisota ayaa iskugu timid kulan balaaran oo ay ku muujinayaan kalsoonida ,garab istaaga iyo bogaadinta ay u…
Wararka ka imanaya magaalada Muqidishu ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay inta u dhaxaysa cisbitaalada Banaadir iyo Digfeer ee…
Magaalada Muqdishu maanta waxaa tagay wafdi sare oo ka socda dawladda Qadar kaasi oo madaxda dawladda Soomaaliya la kulmay. Warar…
1. Waa waddanka ugu daqli badan adduunka marka la eeko shaqsi walba inta kusoo aadeysa, taas oo dhan qof walba…
Maamulka Somaliland wuxuu ku lug lahaa weerarkii 7da Jun, ay ku qaadeen deegaanka Af-urur maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida…
Talyaha guud ee ciidamada difaaca Puntland Jeneral Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ayaa waraysi uu saxaafada siiyay maanta waxuu ku…
Gobolka Minnesota, banaanbaxyo ayaa ka dhacay banaanka hore ee xarunta maamulka gobolka ee magaalada Siant Paul. Dadka ayaa ku…
Wilka ugu yar wiilasha uu dhalay hogaamiyihi hore ee dalka Liibiya Macamar Al-Qadafi ayaa la sheegay in xabsiga laga sii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Saraakiisha…
Kooxda loo yaqaan Mopile-ka ama kooxda wareegta ee wasaarada caafimaadka Puntland,ayaa ah koox u taagan har iyo habeen ka gurmashada…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta PDRC kaga qayb galay shir…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof: Abshir Yuusuf Aw ciise iyo iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta…
11/jun/ 2017- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof: Abshir Yuusuf Aw ciise iyo iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarshada…
Talyaha guud ee ciidamada difaaca Puntland Jeneral Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ayaa waraysi uu saxaafada siiyay maanta waxuu ku…
Taariikhda maalintii ugu kululayd gobolka Minnesota waxay ahayd. July 29, 1917 xaraaraddu waxay gaartay 115 F oo u dhiganta 46C.…
Waxaa markii ugu horaysay ka hadlay isla markaana taageeray ciidamada iyo shacabka Puntland xubno ka tirsan baarlamaanka fadaraalka kuwooda kasoo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/LqOOFIQekhQ
Msuuliyiinta maamulka Somaliland ee Beesha Isaaq ayaa sheegay in ay xiriirka ujareen dawlada Qadar,isla markaana khilaafka soo kala dhexgalay Qadar…
Marka danaysiga iyo diintu ay is meher xadaan, waxaa aad u gadma been fara badan oo dadka qaar aduun iyo…
Maamulka Somaliland ayaa ka raadiyay aqoonsi meel uusan ka jirin,kadib markii golaha wasiirada ee maamulkaas kulan ay yeesheen ay kasoo…
Wasiirka cusub wasaarada dib udhiska iyo horumarinta Puntland Cabdiqaadir Faarax Shaaciye ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimada Puntaldn…
Mid kamid ah xubnihii ugu firfircoonaa Xisbigii ama Ururkii awooda badnaa SSDF,ayaa warbixin dheer oo uu siiyay Tv-ga Puntland waxuu…
Culumada xaafada Baraxley ama Koonfurta Mudug ayaa ka dhiidhiyay oo kasoo saaray qaylo dhaan adag dhibaato xoog leh oo lagu…
Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Abdisalam Bashiir ayaa maanta 10 June 2017 xilka la wareegay Wasiir kuxigeenkii hore…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/OET2x6E7Qyk
Dowladda Sacuudiga ay la sheegayaa inay dowladda Soomaaliya ku cadaadinayso sidiii ay xirirka ugu jari lahayd Qatar. Warar aan…
Wariye Cabdisalaan Hareri ayaa waraysi xiiso leh la yeeshay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaam. Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya ayuu…
Wasiirka amniga iyo taliyeyaasha ciidamada oo caawa shir jaraa’id oo ay si wadajir u qabteen ayaa waxay ugu hadleen qorshaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/HUcMN2XtnIk
Ra’iisul wasaaraha Britain, Theresa May, ayaa soo dhisaysa xukuumad cusub, ka dib markii ay ogolaansho ka heshay boqorada, xilli xisbigeeda…
Agaasimihii hore ee hey’adda dambi baarista Mareykanka James Comey ee shaqada laga eryay ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu weydiistay…
Madaxweynaha Puntland Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe, wuxuu iclaamiyay dagaal…
Warbixinta iyo sawirada aad hoos ka arki doontaan ayaa ah ciidamada dawlada fadaraalka ee saldhiga Ruunnirgood ee Shabeelada hoose kal…
Ayaan darro waa marki ugu horraysey oo guul ay ku naaloodaan ay ka gaaraan dagaal dhex maray ciidamada PL iyo…
Ciidamada kala duwan ee difaaca Puntland oo ilaa shalay si xoog leh u waday hawlgalka sifaynta argagixisada soo habawday,ayaa waxay…
Xisbiga haya tallada dalka Britain ee ay hogaamiso ra’iisul wasaare Theresa May ayaa lumiyay aqlabiyadda uu ku lahaa baarlamaanka ka…
Ciidamada kala duwan ee Dowlada Puntland oo waday ilaa saakay hawlgal sifayn argagixiso, ayaa dagaal saaka ilaa galabta ka socday…
Qoraalkan waa warkii uu kasoo saaray madaxweyne Farmaajo weerarkii gaadmada ahaa alshabaab Af-urur kusoo qaaday. madaxweynuhu sidii la rabay uguma…
Qoraalkan hoos ku qoran ee aad arki doontaan waa warmurtiyeedkii shirka Golaha wasiirada fadaraalka ee maanta. Loogama hadlin oo laguma…
War saxaafadeed ka so baxay Shir ay yeeshen Golaha Wasiirada Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidamada puntland ee Dagan tuulada…
Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee buuralayda Gal-gala. …
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha Wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku…
Wararka ka imanaya degaanka Af Urur ee Puntland ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay saaka goor hore ay weerar…
Weerarro mataano ah ayaa lagu qaaday baarlamaanka Iiraan iyo qabriga aasaasihii Iiraan ee Khomeini oo ku yaalla caasimadda Tehran. …
Ra’iisul Wasaaraha sheegay in dib-u-howlgelinta Jaamacadda Umaddu ay tahay astaan qaran, isla markaana ay Xukuumaddu xooga saari doonto sidii loo…
1-Markay dhalato ,walqalkeedu waa hal neef wiilkana waa labo neef. 2-Markay soo kacdo oo gabar muuqata noqoto hala dhufaanno .…
Wariyaha caanka ah ee haatan u shaqeeya tv-ga afka somaliga ku hadla ee Universal Cbadisalaan hareri,ayaa waraysi kulul la yeeshay…
Wafti uu hogaaminayo madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland ayaa gaaray deegaanka biyuhu harqiyeen Gosol ee Gobolka Mudug. Camey ayaa hogaaminaya…
WAA WAR SAXAAFADEED oo ay soo saartay Dowladda Soomaaliyeed. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxey ka xun tahay kana walaacsan tahay…
Yacquub Kheyre ayaa la sheegay in sanadkii 2009 loo xiray eedeymo ah in uu qorsheynayay weerar ka dhan ah xero…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa saaka 07 June 2017 munaasimad lagu dhaarinayey qaar…
Wakaaladaha wararka dalka Iran ayaa ku warramay laba weerar oo waa weyn oo maanta ka dhacay dalkaas, kuwaasi oo mid…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa taleefoon kula xiriiray boqorka dalka Sacuudiga si uu ugala hadlo khilaafka soo kala dhexgalay waddamada…