Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay maanta oo arbaca ah inuu maxkamad aadi doono, isagoo ka doodaya natiijada doorashaddii…
Browsing: Somalia
Toddoba iyo toban qof oo rayid ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen duqeymo dhanka cirka ah oo magaalada…
Madaxweynaha Maamulka Hir-shabelle Cali cabdulaahi Cosoble ayaa maanta soo saaray war qoraal ah oo ku saabsan taageero cad oo uu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 16 August 2017 qasriga Madaxtooyadda Garoowe casho sharaf ugu sameeyey…
Dawlada Puntland ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in ay go’aansadeen in ay la jirsatay Sacuudiga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha…
Gudiga Doorashada Kmg ah ee Puntland ayaa maanta garowe kaga dhawaaqay mudo kordhin ay ku sameeyeen xiliga la furan karo…
Madaxweyne Faroole oo maalin ka hor gaarya magaalada Kismaayo ayaa ka qaybgalay soo xiritaankii Kalafadhigii 3aad ee Baarlamaanka Jubaland. Madxaweyne…
Haweeney is-miidaamisay ayaa isku qarxisay, islamarkaana 27 qof oo kale ku dishay suuq ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria,…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sabtidii barta twitter soo dhigay sawir kadib markii rabshadaha ay ka dillaaceen magaalada…
Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in Mooshinka laga keenay uu yahay sharci darro isla markaana uu dhowaan qabanayo shirka golaha…
Waxaa maanta si rasmiya xilkii Wasaarada Maaliyada Puntland loogu wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradaas uu dhawaan Madaxweyne Gaas usoo magacaabay.…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hKWXSLqxHdU
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray Kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Baarlamaanka Dowlad…
Magaalada Kismaayo waxaa gaaray Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole,oo soo dhaweyn diiran oo ay hormuud ka ahaayeen…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa marki ugu horreysay Isniinti si rasmi ah u cambaareeyey kooxaha ay la weyntahay caddaanimada ee…
Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble oo ay shalay xildhibaanada Hirshabeelle ay kalsoonida kala laabteen ayaa ka soo horjeestay, isagoo sheegay in…
Somaliland ayaa guuldaro kala kulantay damaceedii ahaa in Raila Odinga uu ku dhawaaqo aqoonsi uu siiyo waxa loogu yeero Jamhuuriyada…
Ugu yaraan 300 oo qof ayaa la xaqiijiyey in ay geeriyoodeen, maalin kadib markii caasimadda dalka Sierra Leone ee Freetown…
Xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Fadaraalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay doorashada xubintii banaaneyd ee Guddiga…
Hoggaamiye ku xigeenkii hore ee ururka Al-Shabab Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa sheegay inuu si rasmi ah uga baxay ururka…
Isa soo dhiibkii Afhayeenkii hore ee Alshabaab Mukhtaar Rooboow ee Dawlada Fadaraalka kadib waxaa soo baxaya warar sheegaya in saraakiil…
Warmurtiyeedka soo baxay Beesha Tanade Tabashada Awood-qaybsiga PuntlandGarowe 14/08/2017.. Dhismihii Dawlada Puntland ee 1998-dii oo ay ku bahoobeen beelaha dega…
Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe,ayaa sheegaya in xildhibaanada maamulka Hir-Shabelle ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynihii maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble.…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/OXK2714gr5s
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/FiVj-1XTD1Q
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CvbAO7vi0U0
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xildhibaanada maamulka Hir-Shabelle ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynihii…
Qarax xoog leh ayaa ka dhacay meel ku dhaw Hotel Jazeera oo kaabiga ku haya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Qaraxa…
Kudhawaad 13-wasiir iyo wasiir kuxigeeno katirsan maamulka Hirshabeelle ayaa iska casilay, xilka ay ka hayeen xukuumadda Cosoble. Cadaadiska ayaa…
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan yahay in koox jihaad doon ah…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynahii hore ee…
Kudhawaad 13-wasiir iyo wasiir kuxigeeno katirsan maamulka Hirshabeelle ayaa iska casilay, xilka ay ka hayeen xukuumadda Cosoble. Cadaadiska ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka…
Wasiirkii hore ee Wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa maanta xilkii ku wareejisay Wasiirka cusub ee…
Wasiirka cusub ee Wasaarada amniga Puntland oo xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada amniga,hoos ka daawo muuqaalka. …
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/x4NzUJn4NCc
Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaarad siday Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu…
Dhalinta aqoon-yahanka ah ee kasoo jeeda Gobolka Karkaar iyo Kuwa Ku Sugan ayaa si wada-jir ah usoo qaban-qaabiyey munaasabad si…
Wasiirka Arimaha dibada Dawlada Fadaraalka Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagay baarlamanaka Fadaraalka. Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka ayaa maalmo ka…
Madaxweyne Faroole ayaa maanta iska casilay xubinimadisii Gudiga dastuurka Fadaraalka ah. Madaxweynaha ayaa qoraal uu kaga codsanayo Aqalka-sare in…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saaka ku guuleystay in dib loo furo waddo muhiim ah oo isku xirta Isgoyska Shaqaalaha iyo…
Maxkmad ku Taala wadanka Hindiya ayaa 26 Maxaabiis Soomaali ah waxaa ay ku xukuntay Todobo sanno oo Xarig ah midkiiba,…
Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Kenya, sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinka Kenya. Mucaaradka ayaa ku…
Meello kale duwan oo ay dagan yihiin taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa waxaa xalay ka qarxay rabshaddo looga soo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aankii Ruushka dalkooda uga soo saareen in ka badan 750…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay daawashada Ciyaaro kala duwan oo Muqdisho lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo mar labaad dib…
Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar kale maanta ku qaadeen saldhigga Mukhtaar Roobow Abu…
Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/BHSYyOWU_RY
Warar goor dhowayd naga soo gaadhay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha xabsiga dhexe oo u…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo) ayaa amray howlgal qorsheysan oo ay nala fuliyeen saaxiibada caalamka ee…
Waxaa maanta oo jimcaha ah dadka reer Kenya ay u dhega taagayaan ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee doorashadii talaadadii…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/JOdOD21PDWM
Shir jaraa’id oo ay goordhow ku qabteen magaalada Nairobi isbahaysiga mucaaradka ee NASA ayay ku sheegeen in musharaxooda Raila Odinga…
Qarax baabuur ayaa ka dhacay wadada maka al-Mukarramah ee magaalada Muqdisho Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in gaarig qaraxa siday uu…
Xubnaha guddiga ayaa ka wada hadlay qorshayaasha guud ee horyaala oo ay ka mid tahay hannaanka wada shaqeynta xubnaha guddiga,…
Illaa 12 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar, si…
Ugu danbayntii Xildhibaanadu waa ansixiyeen Wasiiradii si aqlabiyad leh. Waa talaabo soo dhaweyn mudan,intaas ka badan xasarad siyaasadeed laguma…