Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/I_oFSHdkBcI
Browsing: Somalia
Ku dhowaad 20 qof ayaa ku dhintay dagaallo qaraar oo shalay ka dhacay Gobolka Bay kuwaasi oo dhexmaray maleeshiyada Al-Shabaab…
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa si buuxda u ansixiyay dhamaan Golihii Wasiirada dawlada Puntland ee Madaxweyne Gaas soo magacaabay maalmo ka…
Puntland ayaa sheegtay in ciidamada badda ee loo yaqaan PMBF ay awood buuxda u leeyihiin inay burcad badeedda kula dagaallamaan…
Madaxweynaha Jmahuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cbadulaahi Farmaajo ayaa Television-ka Qaranka Somaliyed siiyay waraysi xiiso leh oo uu kaga hadlay arimo…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Askirigii badbaadiyay Radio Muqdisho mudadii burburka ahayd ee 26-kii sano ee…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u muuqda inuu wali kaga horreeyo hogaamiyaha mucaaradka codadka ilaa iyo hadda la tiriyey…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6vRAQHUrANY
Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo guud ahaan shacabka Puntland samir iyo imaan haka siiyo,si gaar ah waxaan Tacsi ugu…
Talyaha Ciidamada Booliska Fadaraalka Soomaaliya Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta Gaadiid ku wareejiyay Ciidamada Booliska isku dhafka ah…
Waxaa jiray warar ay soo baxyaya saacadihii lasoo dhaafay ,kuwaasoo lasoo galiyey baraha bulshada oo sheegaya in magaalada mombasa ay…
https://youtu.be/iRRz9GXKJ4k
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa maanta sheegay in kooxaha jabsada kombiyuutarada ay fuliyeen qiyaano “weyn oo xad dhaaf ah”…
Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska warar hadda ka imaanaya ayaa sheegaya in weerar gaari loo adeegsaday uu ka dhacay…
Warqadan ayaa ku socotay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Goalah Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo…
Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa ku guuleysatay koobka Uefa Super Cup kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu goodiyay Kuuriyada Waqooyi in ay la kulmi doonto cadho iyo dab uusan caalamka waligii…
Magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland,ayaa goor dhaweyd waxaa lagu dilay taliye ku xigeenkii saldhiga bartamaha ee magaaladaas. Talye…
Axmed Maxamed Cali(Axmed Kismaayo) oo geeriyooday. Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo guud ahaan shacabka Puntland samir iyo imaan…
Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, Raila Odinga oo qaadacay natiijada hordhaca ah ee doorashada, iyadoo weli ay socoto tirinta codadkii…
Madaxweynaha talada haya ee dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa hogaaminaya codadka ilaa iyo iminka la tiriyey ee doorashadi madaxtinimada ee…
Rabi ha unaxariisto waxaa goordhow ku geeriyooday Dalka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac Saalaad oo ah dhaqatar siweyn looga yaqaanay Gayiga…
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ciidamo isku-dhaf ah oo ka kala yimid Waqooyiga iyo Koonfurta Mudug ama Puntland iyo…
Waxaa goor dhow soo xirmay goobaha cod-bixinta doorashada ee dalka Kenya, iyadoo meelaha qaarna ay ka bilaabatay tirinta codadka. In…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 08 August 2017 kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato…
Waxaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe maanta 08 August 2017 lagu dhaariyey todoba Wasiir oo isugu jirey Wasiir, Wasiirru Dawleyaal iyo Wasiir…
Wariye Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) ayaa maalintii labaad ku jira xabsi ku yaalla duleedka koonfureed ee magaalada Garowe ee…
Buuq iyo gacan ka hadal ayaa ka dhashay fadhigii Baarlamaanka Somaliland, maalin kaddib doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka loogu doortay Baashe Maxamed…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyey codbixiyayaasha dalkiisa inay codkooda u dhiibtan si nabad ah, isla markaana ay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/jOKqOQk7e4I
Dadweynaha Kenya ayaa maanta oo ah Talaado, 8-da August 2017, u dareeray goobaha cod-bixinta doorashooyinka guud ee dalkaas. Waxaa si…
Talyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo ka hadlay dilkii duhurnimadii maanta kadhacay magaalada Bosaaso ayaa sheegay in…
Waxaa Maanta gelinkii danbe 07 August 2017 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno oo…
Wasiirka wasaaradda arrimaha dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya AVV. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Muqdisho ka furay shir afar maalin…
mid ka mid ah Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho ahaana kii ugu naxariista darnaa,isla markaana ahaa xasuuqe caanka ku ahaa xasuuqa shacabka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mUSOjzrlE00
1-Saalax Xabiib Jaamac– Wasiirka Cadaalada arrimaha diinta iyo dhaqangelinta. 2-Cabdulaahi Cali Xirsi Timacade- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha 3-Axmed Cabdulaahi Yuusuf…
Liiska Wasiirada Cusub ee Puntland: 1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta 2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TtvsW8k8e7M
Halkan ka daawo muuqaalka 1aad https://youtu.be/6QW3CdCWTN4 Halkan ka daawo muuqaalka 2aad https://youtu.be/20o6wifiqoY
Xubin ka tirsan Guddiga xuquuqda aadanaha ee Jabuuti ayaa maanta u sheegay in uu geeriyooday maxbuus ka tirsanaa mucaaradka jabhadda…
Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in ay uga digayaan mas’uuliyiinta dowladda iyo shacabka intaba in warar daacayad ah laga…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Axmed Maxamed…
Golaha Wasiirada Puntland oo laga sugayo in Madaxweyne Gaas magacaabo maalmaha soo socda ayaa Ilo muhiim ah waxay shegayaan in…
Hay’adda danbi-baarista Mareykanka ayaa sheegtay in ay bilowday baaritaan ku saabsan qarrax aroornimadi hore ee shalay (Sabti) lala beegsaday masaajidka…
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliyaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2017. Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Fadaraalka ayaa…
Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa maanta doortay gudoomiyaha cusub ee golahaasi.Kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada oo hore iskaga casilay Cabdiraxmaan Cirro…
Ciidamo Boolis ah oo isku dhaf ayaa dhismahoodu ka socdaa magaalada Galkacyo,Ciidamadan oo laga kala keenay labada dhinac ee waqooyiga…
Shirkadaha Waaweyn ee Soomaaliya Dhaqaalaha Soomaaliya waxa saldhig u ah dhoofinta xoolaha, beeraha, iyo xawaaladaha. Xeerarka Soomaalida ee soo-jireenka…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 August 2017 xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil…
Halkan ka daawomuuqaalka https://youtu.be/uevMsISa-dI
Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa xaflad ka dhacday magaalada Tehran waxaa loogu dhaariyay xilka madaxtinimada markiisii labaad. Tobannaan marti sharaf…
Taageerayaasha Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame, ayaa bilaabay inay dabaaldegaan kaddib markii lagu dhawaaqay inuu mar saddexaad si weyn ugu guulaystay…
05/Agosto/2017- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan masuuliyiinta…
Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta hortagay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, waxa uuna Wasiirka raali galin ka…
Maamulka Gobolka Nugaal kan Degmada Garowe iyo Ganacsatada oo kulan ku yeeshay xarunta Gobolka ayaa isla gaaray go’aamo looga gudbayo…
Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah…
Dab wayn ayaa qabsaday dhismo aad u dheer oo ku yaalla magaalada Dubay ee Isutagga Imaaraadka Carabta, waana markii labaad…