Maxaa iskabeddeli kara? Marka la kordhiyo tirada Gollaha Shacabka Puntland. (Maanta Hindisaha Mudug, waxaa ka horyimid Nugaal, sidoo kale, Shallay…
Browsing: Somalia
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa jimcaha maanta ah ku guul darreystay inuu sameeyo sharci qeyb ahaan baabi’inaya barnaamijka daryeelka caafimaadka ee…
Maxkamadda sare ee dalka Pakistan ayaa ka mamnuucday ra’iisul wasaare Nawaz Shariif inuu xafiis dadweyne qabto, kuna amartay inuu si…
Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in ugu yaraan 40 qof ay ku dhinteen weerar gaadmo ah oo dhexmaray…
War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu faah faahiyaya waxyaabaha loo doortay gabadhaasi…
Guddoomiyaha, Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Bashiir Ciise Cali, oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta qaranka ayaa u sheegay in Bandiga…
Maalintii Talaada ee la soo dhaafay ayaa magaalada Fargo ee Gobolka North Decotta ee dalkan Mareykanka haweeney Mareykan ah oo…
Dadka falastiniyiinta ayaa dib ugu laabtay misaajidka barakaysan ee Al -Aqsa oo aysan muddo laba todobaad ah ku tukan .…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/boyO8l9lAak
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/RTRMiNwPeIU
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in howl-gal wada jir ah oo ay sameeyeen ciidamo Mareykan ah iyo…
Guddi baarayaal ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyey isbahaysiga Sucuudigu hoggaamiyo ee ka dagaalama Yemen inay ka…
Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda F. Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad ayaa galabta magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya…
Shirka Todabaadlaha ahaa ee Golaha Ammaanka Qaranka oo uu guddoominaayey Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8ReGo58Ma5k
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 July 2017 kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada Garoowe guddiga…
Qasriga Madaxtooyadda Dawladda Puntland ayaa maanta 27 July 2017 lagu dhaariyey xubin katirsan guddiga doorashooyinka Puntland oo dhowaan Madaxweynaha Dawladda…
Baarlamaanka Dawladda Puntland oo ku guda jira kal fadhigoodii 39aad ayaa maanta waxay ansixiyeen labo heshiis oo muhiim ahaa,Golaha oo…
Waxaa todobaadyadan baraha bulshada Soomaalida qabsaday olole lagu dhaliilayo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana hal-heys looga dhigey kalmadda ‘Igu Sawir’…
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Maxamed Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa shalay waraaqihiisa aqoonsiga guddoonsiiyay xoghayaha guud…
Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa…
Wararka ku saabsan shaqaaqadan ayaa sheegaya in askar dhawr ah ay ku dhinteen iska-horimaad dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda…
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe kaga qaybgalay munaasabad wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ay abaalmarin ku gudoon siineysey…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 July 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda…
Caaqil Abdirahmaan Diiriye Qoorad oo ku magac dheer Shuuqe oo maantay ay golaha Baarlamaanka Puntland ansixeyeen kadib markii dhawaan uu…
Farolle, Waa Fududaadey. Hadalkiisuna Waa damac siyaasadeed, Ismuujin iyo dirir dhaawac Ku ah Odeynimadiisa. Awood Qeybsiga Punt-land waa Qabiil…
Waxaa Maanta inoo soo xirmay qaybtii 1aad ee Barnaamij kii Madasha Bandhigga waxqabadka xukuumadda ee asbuucaan inoo ka socdey xarunta…
Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa si adag uga hor yimid tabashada beesha Tanade ee ku aadan in loo furo Dastuurka…
WASHINGTON, US – Mareykanka ayaa ka hadlay markii ugu horeysay qabashada Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel), oo ahaa Madaxa…
Sida uu daabacay Wargeyska Alleastafrica.com Safiirka Somaliya ee UN, Abuukar Baale ayaa la sheegay in uusan yeelan doonin wax xasaanad…
Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo ka hadlay kulanka u dhaxeeyo masuuliyiinta ugu sareyso dalka iyo madaxda AMISOM oo…
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda Ruushka ayaa sheegay in Moscow ay aargudan doonto, si ay uga jawaabto cunaqabateynta cusub ee…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/SPdPL4jynjk
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KgvAidJwYok
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/sJXba4kMGDo
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Il49mvpwGoI
Kulan wada jir ah oo ay leeyihiin saraakiisha sar sare ee howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM iyo dowladda…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb…
Cabidrisaaq Tahliin Ina Caloolgeel madaxii dhaqaalaha iyo Loojistikada ee al-Shabaab ayaa la xaqjiiiyey in la qabtey isaga iyo saddex qof…
Wasaarada Dstuurka iyo arimaha fadaraalka ayaa uguurtay xarun cusub oo ay ku shaqaynayso. Xarunta cusub ee Wsaaaradu uguurtay ayaa…
Majirto Deegaan Somaliya ka mid ah oo aan lahayn Gole Xukuumadeed oo hadana wax walba sidii la rabay ay u…
Maalintii labaad ayaa waxaa caasimada Puntland ee Garowe ka socda barnaamij loogu magacdaray la xisaabtanka xukuumada Gaas ee Baarlamaanku maalmo…
Wararka ka imaanaya magaalo xeebeedda Caluula ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in biyihii badda ay ku fataheen magaaladaas.…
Dawladaha xubnaha ka ah dawlada Fadaraalka ee Soomaaliya ee kala ah Puntland,Jubaland,Koonfur-Galbeed. ayaa si adag uga hor yimid xeerkii isgaarsiinta…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8FcJ8u3tlqY
Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Shaqaale ka tirsanaa NGO Fadhigiisu yahay Magaalada Baydhabo Ee…
Waxaa maalmahan muqdisho ku joogay booqasho wafti ka socda Dawlada Seychelles,iyagoo maanta la kulmay Ra’isalwasare xigeenka Dawlada Fadaraalka Soomaaliya. …
Taliyihii Ciidamada Ilaalada Waddooyinka ee loo yaqaan Taraafiko Jen, Cali Maxamed Xirsi (Cali Gaab) ayaa maanta xilkii uu kusii simaha…
Wefti ka socda Qaramada Midoobey oo maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka aan sharciyada fadaraalka buuxin…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar halkaasi oo uu wadahaddallo kula leeyayay…
Kalfadhiga labaad kulankiisa afaraad ee mudaniyaasha golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka mudane C/weli…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada,…
Jared Kushner ayaa hor tagaya guddi ka tirsan Senet-ka oo baaraya inuu ka mid yahay koox ka tirsanayd ololihii Trump…
Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoonaan karo waxaa soo afjarmay khilafakii iyo buuqii ka dhashay xilak qaadistii uu ku sameeyay…
Shirweynihii afraad ee Dhalinyarada Soomaaliya oo ay ka qaybgalayaan Wasiirka Dhalinyarada Fadaraalka iyo Wasiirada Dhalinyarada Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada…
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxa uu sheegay iney Soomaaliya u…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/bHREz6hIkZI
Hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa gaaray heshiis sharciyeed si aad ah u xaddidaya awoodda madaxweyne Trump ee…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/rc60OPi3THw