Halkaan hoose ka Akhriso Golaha wasiirada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan. 1- Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen,…
Browsing: Somalia
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/DoFzIlOvppQ
Dr, Maryan Qaasim Axmed ayaa loo magacaabay wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka oo ah wasaarada ku cusub marka la eego…
Mareykanka ayaa qorsheynaya in qalabka korontada ku shaqeeya ee sida laabtoobyada iyo tablets-ka laga mamnuuco in lala raaco diyaaradaha uga…
Dabley Hubeysan Oo xalay Weerar ku Qaaday Xaruunta Wasaarada Gaashaandhiga Ee Ku taala Wadada Warshadaha Magaalada Muqdisho Waxaana Weerarkaasi Ka…
Agaasimaha FBI-da Mareykanka, James Comey, ayaa markii ugu horreysay xaqiijiyay in ay baarayaan eedaha sheegaya in dowladda Ruushka ay faragelin…
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa goor dhawayd shaaciyey magacyada golaha wasiiradiisa. Shir jaraa’id oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada…
Agaasimihii xilka laga qaaday ee la dagaalanka Burcad Badeeda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir Ducaysane oo shalay uu xilka ka qaaday…
Labo nin oo lagu wareejiyay maanta Booliska Puntland ,ayaa Gawaarida kasoo dhici jiray degaanada Puntland,iyagoo deegaamada Cadaado ilaa Hiiraan. Taliyaha…
Dadkii ka badbaaday duqeyntii xeebaha Yemen oo la geeyay isbitaal ku yaalla dalkaasi. ayaa ka warbixiyay sidii ay wax u…
Puntiland ayaa markii ugu horreysay waxay saluug ka muujisay qaabka ay madaxda cusub ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya u wadaan howlaha…
Qaab Dhismeedka Gollaha Wasiirada Beesha Daarood 1.Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa ( Majeerteen , Ciise…
Wali waxaa xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu weeraray…
Madaxa guddiga Congresska Maraykanka u qaabilsan sirdoonka ayaa sheegay in aanu hayn caddeyn muujineysa in ay wada shaqeyn dhexmartay Ruushka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/nThpY33TURk
Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay dhawaan qafaasheen kooxdii burcad badeeda ahayd…
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay inay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee ladagaalanka burcad badeeda dowladda…
Xog-hayaha arimaha dibadda Maraykanka, Rex Tillerson, ayaa ku wargeliyey madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, in madaxweyne Donald Trump damacsanyahay inuu booqasho…
Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay dhawaan qafaasheen kooxdii burcad badeeda ahayd…
Magacyada dadka ku dhintay duqeyntii Doonta ee Yemen waxaa ka mid ah:- 1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)…
Dawlada Kanada ayaa ku dhawaaqday dhaqaale Gaaraya 119 milyan oo Dolar Dalal ay kamid yihiin Nigeria,Somalia iyo Yemen. Dhaqaalahan ayaa…
Alah ha unaxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo kamid ah Baarlamaanka Puntland. Xildhibaan Cabdulqaadir…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Etiopa Mr. Workneh Gebeyehu ayaa maanta kulan muhiim ahaa…
Wasiirka arrimaha dibadda, C/salaan Hadliye Cumar ayaa si adag uga hadlay shacabka Soomaalida ah, ee habeenkii Khamiista lagu laayay meel…
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyata ayaa maanta booqday magaalada Dhoobley ee Gobolka jubada hoose oo ay kusoo dhaweeyeen ciidamadiisa ku sugan,majiro…
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa bisha April ee soo socota imanaya Magaalada Muqdisho,waxaana lagu wadaa in uu xarigga ka…
Madaxweyne Gaas iyo waftigisii maalmahan Dubai u joogay shaqada waxay dib ugu soo laabteen maanta magaalada Adis-ababa ee Dalka Itoobiya…
Mid ka mid ah xaalka Somaliya ee maanta”’ Nolol maal meedka ayay ka mid noqotay masiibooyinkan oo kale in ay…
Eng Hashim Haji Gudoomiyaha Shirkadda Global Business iyo Qaar kamid ah Soomaalida Turkiga deggen ayaa ku dhaqaaqay sidii hay’adaha gargaarka…
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan…
Jiirkii ugu caansanaa dunida ee noloshiisa ku qaatay aqalka looga taliyo Britain ee Downing Streat ayaa mukulaal lagu magacaabo Larry ku…
Ugu yaraan 30 qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay xeebaha dalka Yemen ka dib markii uu…
Laba nin oo waayeel ah ahaa ayaa Gaajo iyo Haraad dartii ugu geeriyooday deegaanka lagu magacaabo Baxdo ee hoostaga gobolka…
Koooxo hubeysan ayaa gudaha magaalada Kampala ku delay afhayeenka ciidamada booliska Ugandha oo lagu magacaabi jiray Andrew Felix Kaweesi, waxaana la…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka tirsan qoyskiisa ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Xasan Shiikh…
Ciidamada Bada Puntland ayaa ku khasbey kooxdan dhalinyarada ah ee afduubatay markabka ganacsi ee sidey shidaal in ay ka degaan…
Banaanbaxa Alle lagu waydiisanaayey Raxmadiisa ayaa waxaa kusimaha Madaxweynaha Ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, Saraakiil ka tirsan…
Waxaa xalay magaalada Khartuum ee dalka Sudan lagu xiray Fanaanka Nimcaan C/raxmaan “Nimcaan Hillaac” oo magaaladaasi u tagay inuu ku…
Ciidamada badda ee Puntland iyo burcad-badeedda markabka afduub ahaanta ugu haysata xeebaha Berderbayla ayaa maanta waxaa dhex-maray is-rasaaseyn. Iska horimaadka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mi52Ar-qX2o
Reer Holand waa hadleen waxay muujiyeen in aysan cunsiriyiin ahayn oo ay raali ka yihiin wada noolaanshaha bulshada Caalamka dalkoodana…
Xaakim heer fadaraal ah oo laad ku dhuftay amarkii mar labaad Trump ku hor istaagayay wadamada islaamka. Xaakim heer federaal…
Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta. …
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/z2yVUKsQzuA
Siminaarka oo socday muddo 6 cisho ah ayaa gabagabadiisa waxaa ka soo qeybgalay madaxweynaha maamulka Jubbaland, Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland, safiirka…
Dhalinyarada jaamacadaha oo Bilaabay Gurmadka Abaaraha . Maa’ida gabar si gaar ah isu xilqaantay oo balanqaaday KUN Doolar,hoos ka daawo…
Markabkan oo ay maalin ka hor afduubteen Burcad Badeed Somaliya, Ayaa La sheegayaa inuu Sido 1,800 Oo Tan, Sida Ay…
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika ee AMISOM, waxa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faraamjo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Arrimaha Dibedda dowladda Britain oo ay ka…
Xoghayaha arrimaha dibedda Britain Boris Johnson ayaa maanta socdaal aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey xarun ay u dhiseen Dawladda Turkigu Ciidanka Xoogga…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/XK0x4tqEpEo
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sanadkii 2015 bixiyay 38 milyan oo canshuur ah isaga oo ay soo gashay in…
Hogaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadeed ee ugu waaweyn Netherlands ayaa yeeshay doodoodi ugu dambaysay ee Tv-ga, ka hor doorashooyinka guud ee Arbacada…
Dhawaan ayay ahayd markii Somaliland ay heshiis saldhig Milatari looga siinayo Dekeda Berbera dawlada Imaaraadka Carabta ay la gashay,heshiiskaas oo…
Jaaliyadda Soamida ee Dalka Uk degan ayaasiw eyn usoo dhawaysay wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dalka Canada. Munaasabad balaaran oo loogu…
Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’isul wasaaraha ayaa xaqiijiyay in Ra’isul wasaaraha uu Beelaha qaar tusay shaxda Golaha Wasiirada. Inkastoo…
Tukashada salaada iyo isu-soobaxa ayaa waxaa ka qeybgalay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, xubno ka tirsan xukuumaddii dhacday, culumaa’uddiinka iyo…
Saraakiisha ammaanka ee Somaliya ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka…