Qoyskii kasoo jeeday Beesha Madhibaan ee reer Bosaso,ayaa Dhalinyaradii lagu riday Xukun iyo Magdhow. Aabaha Qoyska oo Saxaafada la hadlay,ayaa…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky,ayaa ka falcelinayay Gantaalada Ruushka ee habeenimadii xalay ay ku garaaceen dhismayaal ay degan yihiin dad rayid…
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa muujiyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in uu kulan fool-ka-fool ah la yeesho jeneraalada…
Silvio Berlusconi, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga ayaa geeriyooday isagoo 86 jir ah. Wuxuu ku dhintay isbitaalka San Raffaele ee…
Muqdisho, Juun 11, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay…
Ergayga Q M ee Somaliya Catriona Laing,ayaa Dowladda PL ugu Hanbalyaysay Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee u qabsoomay 25-kii May 2023…
Waxaa xusid mudan in doorashadii 33-dii Degmo ay ku dhacdey rabitaanka Shacabka oo ka soo daaley nidaamkii hore ee Beelaha…
Madaxweyne Deni markii uu gaaray Hoyga,waxuu raaligelin buuxda siiyay Islaanka,isagoo usoo hoyday. Islaan Ciise,waa ka aqbalay usoo hoyashadaas Madaxweynaha. Kadib…
Doorashooyinkii Baarlamaan iyo Madaxweyne ee Somaliland Tirada Dadka ka qaybgalay,waxay kala ahaayeen.. Doorashadii ugu horaysay ee Madaxweyne,waxaa ka qaybgalay 2002-dii…
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya,waxay si weyn u amaantay Dimuqraadiyada Puntland hirgelisay,waxayna sheegtay in ay hormuud ugu tahay guud ahaan…
3000 oo ka mid ah Ardayda ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland,waa Ardaydii kasoo qaxday Laascaanood. Dowlada Puntlabd,ayaa usamaysay tixgelin…
Ku dhawaad 22626-kun oo Arday,ayaa ufariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Madaxweyne Deni,ayaa ufuray Imtixaanka Shahaadiga ah Saakay Ardayda reer…
Sagaal Qof oo Lix ka mid ah ay yihiin Shacab iyo Saddex Askari,ayaa ku geeriyooday weerarkii argagixisada ee Maqaaxida Luulka…
Wasaarada Gaashaandhiga,ayaa sheegtay in ay diyaarisay Ciidamo kala wareega Shaqada kuwa Atmis ee baxaya. 2000-Askari oo Atmis ka mid ah,ayaa…
Muraale oo udhow Jannaale,waxaa ku Geeriyooday 27-Caruur ah,waxaana ku dhaawacmay 53-kale. Qaraxa,waxaa la sheegay in uu ka dhashay Gantaal ay…
Weerar Qarax ku bilowday,ayaa lagu qaaday Maqaaxida Pearl Beach ee ku taala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Saraakiil katirsan Ciidamada…
Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga Dimuqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul…
1.Shirka W.Maaliyada ee DG iyo Dowlada Dhexe. 2.Gedo iyo magacaabista maamulka cusub. 3.Qaraarka Golaha amaanka ee LC. 4.Fahad Yaasiin iyo…
Maamulka SNM,waxuu jawaab uga dhigay Warbixintii kasoo baxday Golaha amaanka Sadex Qodob oo kala ah… 1.In si khaldan wax loogu…
Waa Prof. Ka gaaray Cilmiga dhaqaalaha maqaam sare oo soo noqday.. 1. Xildhibaan Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya ah. 2.Wasiirka Qorshaynta Fadaraalka.…
Dollarku malluminayo saamayntiisa caalamka sababahan awgood… 1.Sicirka Saliidda caalamka,waxay ku jaan go’an tahay Dollar-ka. 2.Kaydka Lacageed ee Wadamada caalamku haystaan…
Sanaadiiqda Imtixaanaadka Puntland,ayaa laga raray Wasaaaradda Waxbarashada,waxaana loo kala diray Gobolada kala ah…. Bari, Sanaag, Haylaan Karkaar, Mudug iyo Gardafuu,Sool,…
Maamulka Axmed Madoobe umagacaabay Gobolka Gedo,waxuu soo kordhinayaa o kaliya Laba arimood oo kala ah… 1.In reer Gedo dhexdooda ay…
Shirkan kusoo gaba-gaboobay Muqdisho ee udhaxeeyay Wasiirada Maaliyada DG B iyo K Dalka iyo Dowlada dhexe. Muhiimada ugu weyn ee…
Garaadadu waa asiibeen jawaabta ay ka bixiyeen Qoraalka kasoo baxay Golaha amaanka. Warka Golaha amaanka ee lagu amaanay Itoobiya dadaalkeeda,waxuu…
Fahad qoraalkiisu,waxuu macno yeelan lahaa markuusan Runta ka weecan xataa haday isaga bahdil ku tahay. Rooble run kama sheegin xaqiiqdii…
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Qaraar tirsigiisu yahay SC/15313- ka soo saaray dagaalka Laascaanood… 1- Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ku…
The members of the Security Council reaffirmed their full respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of…
Dib ucasriyaynta Garoonka diyaaradaha Bosaso oo Wajigiisii 3-Aad galay. 1.Terminalka oo la casriyaynayo. 2.Hotel Five Star ah. 3.Qaybta Dabdamiska. 4.Qaybta…
Dhaxalsugaha awooda badan ee Boqortooyada Sacuudiga ee loo yaqaan MBS,ayaa kulan la qaatay Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka Blinken. Kulanka oo…
Laba Markab dagaal oo ay kala leeyihiin Maraykanka iyo Shiinaha,ayaa isku dardari gaaray Biyaha caalamiga ah ee Taiwan ku aadan.…
Boqortooyada Sacuudiga oo aan ku faraxsanayn qiimaha Saliida caalamka oo hoos ugu dhacday $76 Fuustadii,halka ay Sanadkii hore ka ahayd…
Biyo xireenkii aadka uweynaa Kakhovka,ayaa la burburiyay. Dowlada Ukrain waxay ku eedaysay in Ruushku burburiyay Buundadaas balaaran ee Biyo xireenka…
“Ragaani waa Raggi Axmed Madoobe Madaxweyneha ka dhigay oo hadii abaal jiro Naftooda iyo Maalkoodaba u huray Cabdi Cali Raagena…
Waa Wakiilka cusub Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobey uqaabilsanaan doonta Somaliya. Maqaamka lagu soo dhaweeyay waa mid udhigma heer hogaamiye…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka Mike Pence ayaa xisbiga Jamhuuriga u gudbiyey waraaqihiisa musharaxnimo ee caddaynaya inuu u tartamayo…
Wadamada Saliida soo saara,ayaa ku heshiiyey in ay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha…
Xasan Shiikh,waxuu markale codsi dhex-dhexaadin isaga iyo Deni ah udiray RW Abiy. Sida muuqata Deni waa kaga adkaaday Xasan loolankii…
Kulankii Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa ubaaqday kooram la’aan. 103-Xildhibaan,ayaa soo xaadiray fadhiga Golaha ee Maanta. Inta badan Xildhibaanada ka maqan fadhiga,waxay…
Ugu danbayn Gedo Duulimaadyadeedii,waxaa laga gaaray is afgarad. Maalinka Berri ah,ayaa la filayaa in ay dib ubilowdaan Duulimaadyada Diyaaradaha ee…
Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musefeni,ayaa ku dhawaaqay in 54 Askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada…
Duqeymo cirka ah, madaafiic iyo qaraxyo ayaa Sabtidii ruxay caasimadda dalkaasi ee Khartuum, iyadoo dagaalka u dhexeeya Labada dhinac uu…
In Haweenku ka helaan Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland 17% waa bilow aad usareeya. Waxaa la filan karaa 10-sano kadib ka…
Gidiga Doorashada kmg ah ee PL,waxuu ugudbiyay natiijadan Maxkamada Dastuuriga ah. Maxkamadu waxay haysan doontaa mudo Bil ah oo ay…
Nin adag,ayaa ka baxay Golaha Wasiirada Turkiga Sulayman Soylu,kaasoo ka mid ahaa awoodii Turkiga ee Arimaha Gudaha waxa uuna ahaa…
Garaadadu waxay la kulmeen saakay Wakiilada BC Xalane. Si dadnimo leh iyo dood macquul ah ayay la shir tageen. Waxay…
Doorashada Puntland ee Wof iyo Cod,waa Xisbiyo ee Qabiil ma’ahan Dadku,waa in ay fahmaan. Xisbigu Qofka uu wato,ayaa soo baxaya…
Taliye ku-xigeenka 1aad Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur,ayaa ka qayb galay Kulan lagu shaacinayay hawl galinta Xaafiiska Cabashooyinka…
Guddiga KMG ee doorashooyinka TPEC,ayaa shaaciyey natiijada doorashooyinka Golayaasha Deegaanka. Natiijada,ayaa muujineysa in 72% ay usoo baxeen Dadkii isdiiwaangeliyay,taasoo ka…
Garaadada,waxuu si cad ugu yiri Xasan Shiikh…”Somaliland,ayaa laydin yaqaan oo aad ku xisaabsan tihiin,mana aqoonsan karo Maamul SSC”. Kadibna Mahad…
Fadhiga Golaha Shacabka lama hor keeni doono warkii kasoo baxay Madasha aan loo dhamayn. Ajandaha Qodobka ku jira,waa mid ka…
Ma’ahan markii ugu horaysay oo uu ballanqaad usameeyo Garaadada Axmed Madoobe. Iskabadaa in uu fuliyo ballanqaadyadii hore,waxuu si cad udiiday…
Tasci,Caleema saar iyo Deeq raadin Shaqo kale oo dibada ah dalka faa’ido u ah odaygu ma wuusan hayn? Ilaa hada…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in kadib codsi ka yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar is-difaac ah…
Sida ay xaqiijinayaan Ilo lagu kalsoonaan karo isfahanka ay wada saxiixdeen Somaliya iyo Ruushka,waxuu ku salaysan yahay Kooxda Wagner. Abshir…
Wadahadallo laba geesood ah oo lagu doonayay in lagu xalliyo khilaafka u dhexeeya mucaaradka Kenya iyo dowladda madaxweyne William Ruto…
Waxaa muuqata in Xoghaye Xamse fahan badan uusan ka haysan,waxii kasoo baxay Madashii aan loo dhamayn ee Xamar. Marka la…
Jadwalka imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee Dugsiyadda dhexe ee Puntland 2022/2023, ee Wasaardda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.…
31daMay,2023- Dallada Ururrada Bulshada Rayidka Puntland (PUNSAA) iyadoo ka duulaysa Qiyamka iyo Mabaadi’da ay ku dhisantahay ee ah maamul-wanaaga iyo…