Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen laba diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo xalay bartilmaameedsaday aqalka…
Browsing: Somalia
Socdaalkii Axmed Madoobe ee Adis,waxaa la oran karaa waa fashilmay. Laba ujeedo,ayuu kalahaa Axmed safarkiisa Adis,kuwaasoo kala ahaa… 1.In Gedo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/sgXvVMObAMg
Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka,ayaa Talaadadii sheegtay inay ciidamo dheeraad ah gayn doonto si ay gacan uga gaystaan sugidda amniga xuduudda Mareykanka…
“Mudane Madaxweyne, Dowladda Federaalka iyo Dowladda Puntland waxay isku hayaan cid kaagama xog ogaalsana, adna waad ogtahey, annaguna waan…
Dhinacyada isku haya Suudaan, ayaa isku raacay in ay u diraan wakiillo uga qeyb gala wada-xaajood, kuwaasoo laga yaabo inay…
Isbaheysiga mucaaradka Kenya ee Azimio ayaa sheegay in ay maanta dib u billaabayaan mudaaharaadyada ka dhacaya magaalada Nairobi ee ay…
In ka badan 20,000 oo askari oo Russian ah ayaa ku dhintay, 80,000 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen shan…
Hadalka dabacsan iyo dhoola cadaynta uu Dadka ku khaldo marka laga soo tago Xasan waxba masoo kordhin hadalkiisu. 1.Waa Nin…
Garoowe: 01 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan martiqaad iyo is xogwareysi ah Kula…
Ruushka ayaa dhowr gantaal iyo madaafiic ku garaacay dalka Yukreen, waana weerarkii labaad ee dhacay inta aanu waagu baryin labaddii…
Dowladda Itoobiya, ayaa sheegtay inay xireen 47 qof oo isugu jira suxufiyiin, iyo dad u dhaq dhaqaaqa arrimaha bulshada. Sidoo…
“Hawlgal ay hay’adda Sirdoonku shalay ka fulisay Suuriya ayaa lagu dilay shakhsigan,โ ayuu Erdogan ku yiri wareysi uu siiyay TV-ga…
Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa markale ku heshiiyey inay kordhiyaan heshiiskii xabbad-joojinta ahaa oo ku ekaa habeenimadii Axadda, iyaga…
Dukheymo dhinaca Cirka ah iyo Madaafiicda goobta,ayaa Sabtidii shalay gilgilay qeybo badan oo ka mid ah Caasimadda Sudan ee Khartoum,…
Habeen hore, mar uu wareysi ku siinayay Madaxweynaha Kenya Mo_Ibrahim Fdn xarunta KICC ee Nairobi,ayuu sheegay in Somaliya aysan Dowlad…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/4yCnlkKV9jo
Ciidamada RSF,ayaa Ciidamada kasoo horjeeda Millatariga Sudan ku eedeeyay dhowr weerar oo xagga cirka ah, oo lagu qaaday Saldhigyada ay…
Kemal Kilicdaroglu, oo ah 74 jir hoggaamiya xisbiga mucaaradka Turkiga ugu weyne ee CHP siyaasaddiisuna tahay bidixda-dhexe wuxuu horay ugu…
Lix xisbi oo mucaarad ah ayaa u midoobay doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamanka oo 14-ka May dhaceyso, iyaga oo madaxtinimada…
CC Warsame,waxaa Qormadiisa macno tiray,markii uu Madaxweynaha kaliya ka dhigtay halyeey oo uu iska indho tirtay… 1.Musuqiisa 2.Eexdiisa 3.Safaradiisa aan…
“Somali loo heshiiyay oo laga heshiiyay”Ayuu ku fasiray Prof.Samatar hal hayskii M.Xasan. Shan Qodob,ayuu ucuskaday dhaliishiisa Madaxweyne Xasan… 1.Rabitaan mudo…
Qosolka Xasan iyo Bixi iyo Eeg mada Ismaciil (Samale Foundation Center)?? Salaanta,isla jooga,Qosolka iyo Dhoolacadaynta farxadeed ee sawirkan ka muuqda,waa…
Chatam House waa Xarunta ay kasoo baxaan dhamaan fikradaha lagu burburiyo Dowladaha Islaamka. Inta badan hay’adaha,kooxaha iyo Sirdoonada dajiya Siyaasadaha…
London waxay Dowlada Somaliya kaga qaybgalaysaa kulan lagu qabanayo Chatam House. Xarunta Cilmi Baarista ee Chatham House,ayaa qabanaysa. Arrimaha Somaliya…
Shirka Madasha Qaranka oo ay ahayd in uu qabsoomo 23-ka May,waxay ubadan tahay in dib loo dhigo markale. Ujeedka loo…
PL iyo JL markii lagu dhawaaqayo,waxay kuula muuqanayaan Laba Maamul,balse sidaa ma’ahan. JL waxay utaagan tahay midnimada,matalaada,horumarka iyo helida Adeeg…
Halkan ka daawo muuqaalka https://m.youtube.com/watch?v=8jfENW8fp0o&t=318s
Halkan ka dhagayso dooda https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1651817965627506689?t=avKvyODRIOu1TbuPjRUR4A&s=19
Imaaraadku waa ka baxay garabka Xasan Shiikh,sida ay sheegayaan Ilo xog ogaal ah. Waxaa iska hor yimid danihii imaaraadka iyo…
Shirkii hogaamiyayaasha Dowladaha ay Ciidamadu ka joogaan Somaliya ee Ugandha kusoo gabagaboobay,waxuu ahaa mid loogu quusgooyay Geelle iyo Musefeni. Shirkan,waxaa…
Caalamka oo uu hormuud uyahay Maraykanka,waxay qorsheeyeen in Somaliya Dowladnimadeeda la kiciyo. Waxaa miiska saaran Shan arimood oo kala ah……
Ciidamada Milateriga,ayaa sheegay inay aqbaleen in wakhtiga xabbad-joojinta, oo dhacayey fiidnimadii Khamiista lagu daro saddex maalmood oo kale. Maleeshiyada RSF…
Hogaamiyayaasha Wadamada ay Ciidamada ka joogaan Somaliya,ayaa isku raacay in la sii wado dhimista Ciidamada ATMIS ee Somaliya.
Garoowe: 27 April 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 23 ee 27-da…
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ,๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐๐, ๐๐๐๐; Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Raโiisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul…
Xalay,waxaa kulmay 9-ka Urur Siyaasadeed ee Puntland 7-ka mid ah. Waxaa la hor dhigay hindisihii ahaa Sadexda Xisbi in looga…
Isbadal ku Aadan Agaasimayaasha Guud iyo Talyayaasha Daraawiishta iyo Booliska,ayaa dhacaya. Talyaha Daraawiishta Abshir London,waxaa lagu badalaya Talyaha Ilaalada Madaxtooyada…
3500 Dad ka badan oo kasoo jeeda Beesha Cumar Maxamuud,ayaa iska diiwaangeliyay Bosaso. Nasiibdarro Dadkaas,waxaa loo diiday in ay helaan…
Hal Sano oo safaro ku dhamaaday waxba uma soo kordhin Somaliya. Tagidiisa Uganda ee Maanta,waxay ku salaysan tahay Ciidamo Beeleedka…
BBC-du waxay wax ka badashay Khariiradii hore ee ay u isticmaali jirtay marka ay tilmaamayso Dhulka maamulka Somaliland ka taliyo.…
Odayaasha dhaqanka ee ku jira dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee Gobolka Sool, ayaa maanta kulan la yeeshay shir Guddoonka Golaha Guurtida…
Khasaaraha dhimasho ee beer ku taalla dalka Kenya, halkaasi oo wadaad diimeed kirishtan ah uu xertiisa ku hoggaamiyey inay gaajo…
In ka badan 400-kun oo Qof,ayaa qaadanaya Kaararka Aqoonsiga ee Codbixinta Doorashooyinka Puntland. Hadaad horay isku diiwaangelisay doono Kaarkaaga si…
Milleteriga Sudan,ayaa xaqiijiyay in uu Xabsiga ka baxsaday Madaxweynihii hore Albashiir. Hadaba ka baxsashada Xabsiga ee Cumar Albashiir maxay ka…
Waxay umuuqataa Xabad joojintii uu shaaciyay Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka in ay fashilmayso kadib weeraro dhacay. Rasaas iyo qaraxyo,ayaa xalay…
https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1651025637270867974?t=Z9HBBUfVGNIeW0vDDslWEg&s=19
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Qj2e2BhonAw
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhinacyada isku haya Suudaan ay ku heshiiyeen xabbad joojin 72 saacadood…
Wajigii koowaad ee wadahadallada u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo jabhadda Oromada ee OLA ayaa Talaadadii ka furmay dalka Tanzania, sida…
Waxaad Maanta gaaray Adis-ababa caasimada Itoobiya Madaxweynaha JL Axmed Madoobe. Ujeedka socdaalkiisa,ayaa ku salaysan la kulanka Ra’isalwasaare Abiy oo uu…
Waxaa kasoo degay Dekeda Garacad Qalabkii lagu dhisayo Wadada Garacad-Goldogob oo muhiim u ah isticmaalka Dekeda. Wadadan,ayaa hada dhismaheeda la…
Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii ku dhawaaqay inuu u tartamayo mar kale doorashada 2024, waxaana uu sheegay inuu doonayo ‘inuu…
Diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Cirka ee Royal Air Force,ayaa ku degtay garoon milateri oo ku yaalla Waqooyiga Caasimadda Sudan ee…
Halkan ka daawo muuqaalka https://m.youtube.com/watch?v=iKshX2BTWQ8
Dagaalka Sudan waa mid ku qotoma dhaqaale iyo Siyaasad. Sudan waxay leedahay Milleteri aad udhisan dhan walba.. 1.Aqoon ahaan 5-10-kun…
Dagaalkii Sudan,waxuu galay Todobaadkii Labaad,iyadoo ay ku naf waayeen 400-Qof ayna ku dhaawacmeen 3500-Qof. 20-kun oo Qof,ayaa ka gudbay xuduuda…