Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Booliska Gobolka Nugaal oo laga wareejiyay sugida amniga caasimada garowe
    Somalia

    Dhagayso:-Booliska Gobolka Nugaal oo laga wareejiyay sugida amniga caasimada garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Talye ku xigeenka Booliska Gobolka Nugaal Ibraahim Maxamed Cabdi oo saxaafada la hadlayay,ayaa sheegay in sugidii amniga caasimada Puntland ee Garowe laga wareejiay Booliska.
     
    Talye Ibraahim ayaa hadalkiisa ku daray in Dawlada ku wareejisay sugida amniga caaismada ciidan kale,isla markaana majirto wax wada shaqayn ah oo ka dhaxeeya labada ciidan,
     
    Hadalka Talye xigeenka ayaa yimid iyadoo maalmahan cabasho ku aadan Mopile furasho ka bilaabatay caaismada Garowe shacabku suoo gudbinayeen laamaha amaanka,hoos ka dhagayso codka Talyaha.
     
     
    Halkan ka dhagayso codka talye xigeenka
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/07/t.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.