Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaarad milatariga maraykanku leeyahay oo ku qaraxday Mississippi.
    Somalia

    Diyaarad milatariga maraykanku leeyahay oo ku qaraxday Mississippi.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ugu yaraan 16 ruux ayaa dhimatay ka dib markii ay qaraxday diyaarad ay leeyihiin milatariga Maraykanka oo ku dhacday Mississippi.
     
    Shilka diyaaradda ayaa ka dhacay deegaanka LeFlore oo 160 kiiloo mitir u jirta Jackson.
     
    Dhamaan 16kii ruux ee saarnaa midkoodna kama badbaadin sida uu sheegay Fred Randle oo madax ka ah gurmadka degegga ah ee Leflore.
     
    Gafernatooraha Missisippi Phil Bryant ayaa sheegay in dhacdadani ay masiibo tahay.
     
    “Raga iyo Dumarka qalabka sida maalinkaste naftooda ayay khatar galiyaan si ay xoriyaddeena u ilaaliyaan” ayuu yiri.
     
    Ma jirin faahfaahin dhamaystiran oo durba laga bixiyay waxa dhaliyay shilkan.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.