Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Labo Booliska Israel ka mid ah oo lagu dilay Jerusalem
    Somalia

    Labo Booliska Israel ka mid ah oo lagu dilay Jerusalem

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeen u hadlay booliiska Israel ayaa sheegay in saddex qof oo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca ay rasaas ku fureen boolis ku sugnaa magaalada qadiimiga ah ee Jerusalem, halkaasi oo laba qof ay ku dileen, dhowr kalena ay ku dhaawaceen.

    Mickey Rosenfeld ayaa sheegay in kooxda weerarka soo qaaday ay isku dayeen sidoo kale inay dad mindiyeeyaan ka hor inta aysan u cararin dhinaca masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.

    β€œBooliiska ayaa kadib ceersaday dadkaasi, dhammaantoodna waa la dilay” ayuu yiri afhayeenka.

    Booliiska Israel ayaa sheegay in salaadda Jimcaha aan maanta lagu tukan doonin masjidka barakeysan kadib weerarkan dhacay.

    Weli lama baahin wax akhbaaraad ah oo ku saabsan aqoonsiga saddexda qof ee weerarka fulisay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.