Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulayaashii iskuulada Jowhar oo alshabaab hsir la qaatay iyo dawlada fadaraalka oo xabsiga u dhaadhicisay
    Somalia

    Maamulayaashii iskuulada Jowhar oo alshabaab hsir la qaatay iyo dawlada fadaraalka oo xabsiga u dhaadhicisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka dawlada fadaraalka,ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ku xir xiray Maamulayaasha Iskuulada ku yaala Magaalada Jowhar ee Xarunta Shabeelaha Dhexe.
     
    Saraakiisha NISA ayaa sheegay in maamulayaasha Iskuulada ay tageen Meel ay maamulaan Al-shabaab kadibna ay kulan la soo qaateen Dagaalamayaasha Al-shabaab sidaas darteedna ay su’aalo weydiinayaan.
     
    Wararka ayaa sheegaya in maamulayaasha iskuulada ku yaalla Jowhar maalmo ka hor Al-Shabaab ugu yeereen deegaanka Gamboole oo 40KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Jowhar.
     
    Ciidamada Nabadsugida ayaa xabsiga dhigay maamulayaashan, waxaana lagu eedeeyay inay tageen deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab, iyagoo fulinaya awaamiirtooda.
     
    Dadka la xiray ayaa Maamulo ka ahaa ilaa 7 Iskuul oo ah kuwa ugu waa weyn Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe waxaana la sheegay in Su’aalo la weydiinaayo sababtii ay halkaasi u tageen.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.