Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Wadooyin xariga ka jaray kuwa kalana dhagax-dhigay
    Somalia

    Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Wadooyin xariga ka jaray kuwa kalana dhagax-dhigay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray
    wadada Jidka Sodonka ee magaalada Boosaaso, taasi oo la dhammaystiray 1.5KM oo balaceedu dhan yahay 30M

    Madaxweyne Deni ayaa isla maanta dhagax dhigay dhismaha 3.5KM oo lagu daridoono wadada jidka sodonka ee magaalada Boosaaso, taasi wax weyn ka taridoonta isu socodka dadka, ganacsiga, bilicda iyo horumarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    July 25, 2026

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    July 25, 2026

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    July 25, 2026
    Latest Posts

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    SANAAG: Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal beeleed

    The President of Puntland is meeting with US and Ethiopian officials in Addis Ababa.

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    Cirro “Reer Sool gacmo furan halagu soo dhaweeyo”

    QARDHO: Asad Diyaano oo maleeshiyo ku aruurinaya deegaanka ‘GERI-HEL’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.