Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daawo Dhudhub oo noqotay Degmo buuxda iyo banaanbax balaaran oo ka dhacay Degmadaas
    Somalia

    Video:-Daawo Dhudhub oo noqotay Degmo buuxda iyo banaanbax balaaran oo ka dhacay Degmadaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Banaanbax balaaran oo iskugu jira mahadnaq,soo dhaweyn iyo Codsi ayay maanta dhigeen shacabka Degmada cusub ee Dhudhub.
     
    Degmada Dhudhub oo ku taal deegaan istiraatiijiya oo ka tirsan Gobolka Karkaar ayaa ah Deegaan hodan ku ah Beeraha,Xoolaha,kaluunka iyo khayraadka Dabiiciga ah.
     
    Degmada Dhudhub ayaa ka mid ahayd afar Degmo oo madaxweyne Gaas uu dhawaan digreeto ugu magacaabay in ay noqdaan Degmooyin buuxa.
     
    Maqaabka Degmada ayaa hada horyaala si ay u ansixiyaan Xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo kuguda jira kalafadhigoodii 39aad.
     
    Hadaba hoos ka daawo banaanbaxaas ay dhigeen shacabka Degmada Dhudhub,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 1aad ee banaanbaxa

    https://youtu.be/CeikK1LHsB0

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

    https://youtu.be/lDoTB10KqEU

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.