Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xaafiiska Isir-raaca muwaadinka oo laga furay Bosaso
    Somalia

    Video:-Xaafiiska Isir-raaca muwaadinka oo laga furay Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Waxaa Xafiiskan iska kaashaday furidiisa maamulka gobolka bari kan degmada Bosaso iyo Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha.
     
    Baahida ugu wayn ee Xafiskan loo furay ayaa ahayd kadib markii baasaboorka soomaaliya ay Qaateen dad ajaaniib ah oo aan dalka soomaaliya udhalan.
     
    Xafiiskan ayaa waxaa kushaqayn doona 9 kamid aha nabadoono kala matalaya qabaailada dagan gobolka Bari iyo dadka ka soojeeda Maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya, waxaana loo sameeyay xafiiskan buuga isiraaca qofka muwaadinka ah ee baasaboorka soomaaliga ah qaadanaya .
     
    Gudigan nabadoonada ah ee arintan loo xilsaaray ayaa ka kooban 7 Xunbnood .
     
    Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado oo kahadlay furitaanka xaafiiska,ayaa faahfaahiyay baahida keentay in Maamulku uu furo xafiiskan.
     
    Cabdi faarax oo ku hadlaayay magaca nabadoonada ayaa sheegay in masuuliyada ka saaran hawshan ay kasoo bxi doonaan.
     
    Wasiir dowlaha wasaarada Amniga Puntland Cabdirisaaq Cali Geele ayaa sheegay in Xafiiskan uu sahlayo in sifudud lagu qabto dadka dabiilayaasha ah ee amniga lidiga Ku Ah,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.