Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo la wareegay Deegaanka Camaara oo Cadaado 100-km u jira
    Somalia

    Shabaab oo la wareegay Deegaanka Camaara oo Cadaado 100-km u jira

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deegaanka Camaara oo dhawaan ay tageen ciidamo isugu jira kuwa Galmudug iyo ciidamada milatariga Soomaaliya ee qeybta Danab ayaa maanta waxaa la wareegay maleeshiyada kooxda Al-Shabaab

    Wararka laga helayo dadka deegaanka Camaara ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay dab qabadsiiyeen goobo maqaayado ahaa, kuwaasi oo Shabaabka ay sheegeen inay fariisin u ahaayeen ciidamadii wada socday ee toddobaadkii hore gaaray Camaara.

    Waxaa sidoo kale wararku ay sheegayaan in 20 qof ay Al-Shabaab halkaas ka ka xeysteen lamana oga halka ay la aadeen.

    Camaara waxay magaalada Cadaado u jirtaa 100-KM. Illaa iyo hadda m ajiraan wax war ah oo kasoo baxay maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado oo arrintan ku aadan.

     

    Xigasho VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.