Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»22-ka bishan oo loo asteeyay Caleema saarka Madaxweyne Farmaajo
    Somalia

    22-ka bishan oo loo asteeyay Caleema saarka Madaxweyne Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 13, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

    Xafladda caleemo saarka ayaa waxaa la sheegay inay dhici doonto 22-ka bishan Febraayo, sida ku cad qoraal kasoo baxay ra’iisul wasaare ku xigeenka.

    Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajao ayaa lagu doortay doorasho magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka dhacday sideeddii bishan.

     

    Xubnaha  Guddiga  qaran ee loo xilsaaray xaflada oo ka kooban 8-qof waa dhammaantood ku jiraan gollaha wasiiradda ee xukuumadii Cumar cabdirashiid ee waqtigeedu dhammaaday, waxaana ka mid ah:-

    1. Cabdullaahi Axmed jaamac “ Ilkajir” -Guddiga Addegga iyo diyaarinta goobta.
    2. Cabdirisaaq Cumar Maxamed  -guddiga sugida Amniga
    3. C/raxmaan xuseen Odowaa-  Guddiga sugida amniga
    4. Axmed Cali Kediye  Guddiga Habmaamuuska iyo xiriirka Caalamiga.
    5. Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” guddiga maaliyada.
    6. Muddane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte Xiriiriye.
    7. Siciid Xuseen Ciid Guddiga diyaarinta Barnaamijyada
    8. Maxamed Cabdi Xayiri “ Maareeye”  Guddiga Warbaahinta iyo Iclaamka.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.