Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo furay Shirka Garsoorka Bartamaha iyo Koonfurta Dalka looga xaajoonayo
    Somalia

    Xasan Shiikh oo furay Shirka Garsoorka Bartamaha iyo Koonfurta Dalka looga xaajoonayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2023Updated:January 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka uu furay Xasan Shiikh waxaa lagu tilmaami karaa Shirka Garsoorka Bartamaha iyo Koonfurta Dalka.

    Sababtoo ah Puntland horay ayay udiiday in ay qayb ka noqoto Shirkaas iyo Qodobada looga xaajoonayo.

    Sidoo kale Somaliland,ayaa horay usii maqnayd oo ku dhawaaqday goosasho ay kaga baxday Jamhuuriyada.

    Ma furin midka Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Somaliyed Madaxweyne Xasan Shiikh.

    Magac ahaan waa Madaxweynaha Jamhuuriyada,balse micno ahaan waxuu matalaa Bartamaha iyo Koonfurta Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh.

    Waa loogu yeeri karaa Madaxweynaha Bartamaha iyo Koonfurta Dalka ilaa laga helayo Dastuur lagu midaysan yahay oo dhamaystiran.

    Somaliya waa Sadex qaybood oo mid walba ay leedahay Dastuurkeeda iyo xeerarkeeda,kuwaasoo kala ah…

    1.Somaliland oo uu hogaamiyo Muuse.

    2.Puntland oo uu hogaamiyo Deni.

    3.Bartamaha iyo Koonfurta oo Xasan matalo.

    Somaliya weli ma gaarin Jamhuuriyad heshiis lagu yahay oo Dastuurkeedu udhamaystiran yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.