Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imisa heer ayay ka kooban yihiin awoodaha Dowlada Fadaraalka?
    Somalia

    Imisa heer ayay ka kooban yihiin awoodaha Dowlada Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Awoodaha Dowladda Federaalka waxaa loo kala saaraa illaa 3-qeybood, waxayna kala yihiin:

    1) Awoodo Dowladda Federaalku leedahay kuwaas oo loo yaqaan awoodaha khaaska ah (exclusive or delegated powers). Awoodahaas waxaa ka mid ah: Arrimaha Dibedda, Difaaca, Lacagta, Ganacsiga caalamiga ah, Boostada & Isgaarsiinta iwm.

    2) Awoodo Dowlad-goboleedyadu leeyihiin oo loo yaqaan awoodaha soo-hara (reserved or residual powers). Awoodahaas waxaa ka mid ah: Waxbarashada, Caafimaadka, Horumarinta, Kheyraadka dabiiciga ah, Guryaha, Golayaasha Degaanka iwm.

    3) Awoodo labadooda ka dhaxeeya, kuwaas oo loo yaqaan awoodaha wada-socda ama ka wada-dhaxeeya (concurrent powers). Awoodaha ka wada dhaxeeyn karana waxaa ka mid ah: Canshuuraha, Maxkamadaha, Doorashooyinka, Bangiyada, Waddooyinka iwm .

    Haddaba maxaa ka khaldan qodobada ay ku soo qoreen Jadwalka ay dowladda federaalku soo saartay? hoos ka akhriso…

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.