Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maleeshiyaadka Amxaarada oo laga saaray Gobolka Tigreega
    Somalia

    Maleeshiyaadka Amxaarada oo laga saaray Gobolka Tigreega

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Itoobiya,ayaa Xalay shaacisay, in Ciidamada Amxaarada ee ka barbar dagaallamayay Millatariga Itoobiya, ay ka baxeen Gobolka Tigray.

    Ciidankan oo ka socday Gobolka Amxaarada,ayaa ka qeybgalay dagaalka sokeeye ee muddada labada sano ka socday gobolka Tigray, kaas oo u dhaxeeyay Ciidanka dowladda oo garabsanaya Erirea iyo Maleeshiyaadka Amxaarada oo dhinac ah iyo xoogaga TPLF.

    Ka bixistan,ayaa qeyb ka ah, heshiis uu garwadeen ka ahaa Midowga Africa oo ay dowladda iyo TPLF bishii November ku kala saxiixdeen South Africa, kaas oo gundhig u noqon doono nabad ka islaaxda Itoobiya.

    Dagaalka sokeeye ee Itooboya,ayaa qarxay bishii November ee sannadki 2020-ki, kaddib khilaaf xoog leh oo soo kala dhexgalay dowladda federaalka iyo maamulka Tigray.

    Kumannaan qof ayaa lagu dilay dagaalka, halka ay ku bara baxeen in ka badan 12 milyan oo ruux, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.