Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni Oo Magacaabay Gudiga diyaarinta wada xaajoodka arimaha Federaalka Dalka
    Somalia

    Madaxweyne Deni Oo Magacaabay Gudiga diyaarinta wada xaajoodka arimaha Federaalka Dalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland

    Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

    Markuu arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka.

    Markuu arkay: Go’aankii Dowladda Puntland ee ka soo baxay 9-kii Jan 2023 Madaxtooyada Puntland.

    Markuu tixgaliyey: Aqoontooda iyo Waayo-aragnimooda.

    Waxuu Xeeriyey:

    Magacaabida Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

    Guddiga Goleyaasha Dowladda:

    1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye
    2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen
    3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin
    4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin
    5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin
    6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin
    7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin
    8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin
    9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin
    10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin
    11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin
    12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin
    13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

    Guddiga Khubarada:

    1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye
    2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen
    3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin
    4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin
    5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin
    6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin
    7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin
    8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin
    9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin

    Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

    DHAMMAAD

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.