Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sharciga Cunaqabataynta Cayiman Ee Maaliyadeed waxuu ubaahan yahay in la fadaraaleeyo
    Somalia

    Sharciga Cunaqabataynta Cayiman Ee Maaliyadeed waxuu ubaahan yahay in la fadaraaleeyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman oo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada Fadaraalku,waxuu u eg yahay mid loogu talagalay Dal leh Dowlad Dhexe oo aan fadaraal ahayn looguna talagalay in lagu maamulo Suuqa Bakaaraha iyo Suuq Bacaad kuma jiro hal Eray oo Fadaraal ah kamana muuqato qaab looga fulin karo Hargaysa iyo Garowe”Ayuu yiri Xil.Macalimow.

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1614247007534866432?s=20&t=Nn60qgCf-6DXWd9XAIk95g

    Xeerkan waa looga baahan yahay Dalkoo idil si uu qayb uga qaato la dagaallanka argagixisada.

    Balse,waxuu ubaahan yahay sixid iyo toosin Sharci oo waafaqsan Dastuurka Fadaraalka ah.

    Waxaa yaab leh in doodahan aysan ka dhex muuqan Xildhibaanada gaaraya 50-ka ee Puntland ku matalaya Golaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.