Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Xasan oo dhaawicii ugu horeeyay Ee Siyaasadeed ku dhacay
    Somalia

    Madaxweyne Xasan oo dhaawicii ugu horeeyay Ee Siyaasadeed ku dhacay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Galabta markii lagu kala tagey Golaha,ayuu Madaxweyne Xasan lasoo hadlay Gudoomiye ku xigeenka 2-Aad Abshiroow kuna amray in la Ansixiyo Sharciga Maaliyada.

    Waxaa la xaqiijiyay in ay Golaha fadhiyeen ugu badnaan 50-Xildhibaan oo uusan kooramku buuxin.

    Xeerkan,waxuu qabanayaa Ganacsatada Magaalada Muqdisho oo qura,si kale hadii loo yiraahdo kuwa Beesha Hawiye ayuu toos usaamaynayaa.

    Dhaawicii koobaad oo Siyaasadeed,ayaa caawa gaaray Madaxweyne Xasan,waxayna kala furteen Xildhibaanadii iyo Ganacsatadii Beesha Hawiye si gaar ah.

    Hogaan xumada Madaxweyne Xasan lasoo baxay waxay khatar ku tahay Dalkoo idi gaarna uma ahan Beel ka mid ah Beelaha Somaliyed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.