Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Degmada Ceeldheer Ee Gobolka Galgaduud oo Alshabaab lagala wareegay
    Somalia

    Degmada Ceeldheer Ee Gobolka Galgaduud oo Alshabaab lagala wareegay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dadka Deegaanka,ayaa maanta la wareegay Gacan ku haynta Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud oo sanado badan ay Gacanta ku hayeen Maleeshiyada Al-Shabaab.

    Qabashada Ceeldheer,ayaa waxaa xaqiijiyey Wasiirka Gaashnaadhigga Somaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo sheegay in si nabad ah ay kula wareegeen Ciidamada.

    Waa magaaladii Saddexaad oo ka tirsan Deegaamada Maamul Goboleedka Galmudug oo ay Ciidanka Dowladda ka qabsadaan Al-Shabaab muddo Laba maalmood gudahood ah.

    VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.