Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Agaasimihii ragaadka ku ahaa Wasaarada Caafimaadka PL oo xilkii laga qaaday
    Somalia

    Agaasimihii ragaadka ku ahaa Wasaarada Caafimaadka PL oo xilkii laga qaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In laga kaxeeyo Wasaarada Caafimaadka Agaasimahan waxay qayb ka tahay waxqabadka Xukuumada Deni ee Afarta sano.

    Xaqiiqdii hadii Qof nool loosoo qaadan karo Musuq iyo arxandaro waa uqslmaa Agaasime Cabdirisaaq in tilmaan laga dhigto.

    Xilka qaadista kaliya yaan looga harin ee halala xisaabtamo.

    1.Shahaadada Dhakhtarnimada uu sheegto hala dul istaago?

    2.Isbitaalka uu ka samaystay dhaqaalihii Mashaariicda Bulshada hala qabto?

    3.Farmasiga uu ka furtay Dawada Wasaarada hala xanibo?

    Guryaha iyo Boosaska uu ka gatay Lacagta Talaalka Wasaarada Garsoorku hala hakiyo?

    Eedayntaydu ma’ahan iska hadal ee cadaymo muuqda iyo kuwa qarsoon ayay leedahay.

    Waa hubaa tagidiisa in ay wax weyn ka badalayso Shaqada Wasaarada oo laga raysan doono.

    Cabdirisaaq waxuu ka mid yahay Agaasimayaal dhawr ah oo Dhiiga Shacabka ku naaxay oo mudnaa in lala xisaabtamo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.