Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hay’adda deeqaha dibadda Sweden (SIDA) iyo hay’adaha kala shaqeeya barnaamijka doorashooyinka Puntland oo kulmay
    Somalia

    Hay’adda deeqaha dibadda Sweden (SIDA) iyo hay’adaha kala shaqeeya barnaamijka doorashooyinka Puntland oo kulmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda deeqaha dibadda ee dalka Sweden (SIDA) iyo hay’adaha kala shaqeeya barnaamijka doorashooyinka Puntland oo ay ka mid yihiin PDRC, Interpeace, Diakonia, UNSOM, UNDP, FBA, Build Up iyo Oslo Center ayaa shir ku yeeshay magaalada Garoowe.

    Kulanka ayaa lagu soo bandhigay howlaha hay’adahan ay ku taageerayaan barnaamijka hannaanka doorashada Puntland. Waxa kale oo shirkan looga hadlay caqabadaha iyo fursadaha jira iyo sidoo kale meelaha loo baahan yahay in la xoojiyo.

    Shirkan waxaa ka soo qayb-galay wakiillo ka kala socda Safaaradda Sweden ee Kenya qaybta Soomaaliya, hay’adaha qaramada midoobay (UN), hay’adaha caalamiga ah, hay’adda bulshada rayidka ah (PUNSAA), Dalladda ay ku midaysan yihiin saaxafadda Puntland (MAP) iyo wakiillo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.