Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Blinken oo booqanaya Israa’iil iyo Falastiin xili rabshado xoogan ay ka socdaan
    Somalia

    Blinken oo booqanaya Israa’iil iyo Falastiin xili rabshado xoogan ay ka socdaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Blinken, oo Isniinta iyo Talaadada u safri doona Quddus iyo Ramallah.

    Booqashadan,ayaa mudo la qorshaynayay,waxuuna kula kulmayaa Dowladda Israel ee dhinaca midigta fog u janjeerta.

    Socdaalka Blinken,waxaa hareeyay markii ay dhaceen mid ka mid rabshadihii ugu xumaa muddo sanada ah.

    Nin hubeysan oo Falastiini ah,ayaa Jimcihii Toddobo Qof ku dilay bannaanka macbad ku yaalla xaafad la deegaameeyey oo dhacda bariga Quddus, iyadoo weerar kalana uu dhacay Sabtidii.

    Khamiistiina,Sagaal Qof,ayaa lagu dilay weerar ay Ciidammada Israa’iil ku qaadeen Xerada Qaxootiga Jenin ee Daanta Galbeed, taasi oo ka mid ah hawlgalladii ugu khasaaraha badnaa ee noocan oo kale ah muddo sannado ah.

    Israa’iil,ayaa sheegtay in ay beegsatay dagaalyahannada kooxda Islaamik Jihaad, iyadoo markaa ka dibna duqeysay marinka Gaza ee ay Xamaas maamusho, taasi oo jawaab u ahayd Gantaallo laga soo tuuray.

    Blinken,ayaa la kulmi doona Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo hoggaamiyaha Falastiin Maxamuud Cabbaas.

    https://twitter.com/SecBlinken/status/1619478496912506883?s=20&t=GBk2f-q-XRGtBAgrnAVyMw
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.