Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-W.xigeenka Warfaafinta Dowlada Fadaraalka oo sheegay in la dilay ku dhawaad 100-Shabaab ah
    Somalia

    Video:-W.xigeenka Warfaafinta Dowlada Fadaraalka oo sheegay in la dilay ku dhawaad 100-Shabaab ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cadiraxmaan Al-cadaala ayaa sheegay in ciidamada NISA oo kaashanaya kuwa saaxiibada caalamka ay howlgalkan ka sameeyeen deegaanno u dhow degmada Jannaalee ee gobolka Shabeellaha Hoose.

    Waxa uu sheegan in weerarkan lala beegsadan goob ‘ay maleeshiyada Al-shabaab ku diyaarinayeen ciidamo ay doonayeen inay ku weeraraan shacabka Soomaaliyeed.’

    Wasiir ku xigeenka Warfaafinta,ayaa intaa ku daray in weerarkan lagu dilay Saddex ka mid ah horjeegeyaasha Al-shabaab, kuwaas oo uu magacyadooda ku sheegay Salmaan Dheere oo u qaabbilsanaa howlgallada xeebaha, Macallin Saalaxey iyo Macallin Xaashi, kuwaas oo uu sheegay in dhammaantood ay ahaayeen bartimaameed lala socoday,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.