Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Qaraxa ka dhacay masaajidka ku yaalla Dalka Pakistaan
    Somalia

    Faahfaahin Qaraxa ka dhacay masaajidka ku yaalla Dalka Pakistaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 90-Qof ay ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Masaajid ku yaalla dalka Pakistan.

    Dadka dhaawacmay qaarkood xaaladdoodu aad ayay u liidataa, kadib qaraxan ka dhacay masaajid ku yaala magaalada Peshawar.

    Wararka qaar,ayaa sheegaya in dhowr Qof ay ku dhinteen Qaraxa.

    Qaraxa,ayaa burburiyay qeyb ka mid ah dhismaha Masaajidka.

    Saraakiisha,ayaa sheegay in tiro dad ah ay ku hoos jiraan masaajidka burburay.

    Adeegyada caafimaad ee deegaanka,ayaa laga deyrinayaa,iyadoo Tobanaan Qof oo ku dhaawacmay qaraxa la geeyay isbitaalada.

    Blast at mosque in Pakistan's Peshawar targets police, at least 28 killed https://t.co/Ya8UaAmQIv pic.twitter.com/80LxQFKW27

    — Reuters (@Reuters) January 30, 2023
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.