Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse Biixi oo markale ku celiyay in uusan kala baxayn Ciidankiisa duleedka Laascaanood
    Somalia

    Muuse Biixi oo markale ku celiyay in uusan kala baxayn Ciidankiisa duleedka Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2023Updated:January 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse Biixi Garaadada Beesha Dhulbahante ee Shirku ugu socdo Laascanood wuxuu ku sheegay argagixiso.

    Sidoo kale,wuxuu sheegay in uusan Ciidankiisa kala baxayn Laascaanood.

    Hadalka Muuse Biixi hadalkiisa ah in uusan Ciidankiisa kala baxayn Dhulka Beesha Dhulbahante,waxuu waxtar uyahay kacdoonka iyo go’aamada Shirka kasoo baxaya.

    Hadalkiisa kale ee ah argagixisaa Laascaanood ku jirta oo dhibaato ka abuuraysa,waxuu la mid yahay hadalkii 1988 ee Siyaad Barre oo ahaa Burco iyo Hargaysa argagixisaa soo gashay oo aan la dagaallamaynaa.

    Macno usamayn mahayo reer Laascaanood iyo reer Hargaysa hadalka Muuse Biixi kaliya,waxuu Baasiin kusii shubayaa xaalka cakiran.

    Loogama fadhiyin in uu erayadaas isticmaalo Maanta kuna adkaysto in Ciidamadiisu sii fadhiyaan Sool.

    Sida muuqata SL waa looga adkaaday Siyaasiyan Laascaanood.

    Halkan ka daawo muuqaalka Muuse oo hadlaya

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.