Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Biden oo meesha ka saaray in diyaarada F-16 uu udirayo Ukraine
    Somalia

    Biden oo meesha ka saaray in diyaarada F-16 uu udirayo Ukraine

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2023Updated:January 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Biden,ayaa sheegay in aanu taageersanayn in diyaarada F-16 loo diro dalka Ukraine, taas oo uu sheegay in ay u baahan tahay in ay la wareegto maamulka hawadeeda, ku dhawaad sanad kadib markii uu Ruushku uu ku duulay Ukraine.

    Biden,ayaa hadalkan kooban jeediyay mar ay wariyayaashu su’aalo weydiiyeen xilli uu ka baxayay Aqalka Cad.

    Dalabka Ukraine,ayaa noqday mid aad loo hadal hayo kadib markii Washington ay ka laabatay diidmadeeda muddada dheer ee ahayd in Taangiyada Mareykanka loo diro Ukraine .

    Diyaaradda F-16 Falcons,ayaa lagu tilmaamaa mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee lagu kalsoonaan karo caalamka, waxaana adeegsadaa dalalka sida Belgium iyo Pakistan.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1620377333600493569?s=20&t=GZ-NCHs0Qnj9FU0dpBDHgg
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.