Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-G.Haylaan ayay Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland uga bilaabatay
    Somalia

    Video:-G.Haylaan ayay Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland uga bilaabatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2023Updated:January 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Degmada Dhahar ee Xarunta Gobolka Haylaan ee Puntland ayay diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland si rasmi ah uga bilaabatay.

    Wajiga Labaad ee Diiwaangelinta Deegaamada loo qorsheeyay,ayuu ka mid yahay Gobolka Haylaan ee Dhahar laga xukumo.

    Puntland waxay uleeyihin tixgelin ka duwan Deegaamada kale Gobollada Haylaan iyo Sanaag.

    Guud ahaan Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayay Diiwaangelintu uga bilaabatay sidii loo qorsheeyay saakay oo taariikhdu ay tahay 31″ Jan”2023.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.