Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Aaran-shaydaan iyo qorshshooda ka hor tagida Diiwaangelinta.!!
    Somalia

    Aaran-shaydaan iyo qorshshooda ka hor tagida Diiwaangelinta.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Horta Maskaxda wax qaribaysa waa Maxamuud Shido.

    Kaaliyaha Maxamuud waa Xasan Shire.

    Cawad waa la isticmaalayaa.

    Cabdi yare waa adeege.

    Maxamed Faroole waa Dameer-dhaan raacday.

    Maxay diyaarsadeen?

    Min Laba Gaari oo Qorya saaran yihiin,ayaa la qaybsaday.

    Inta kale waa keeneen,waxaase mid ka dhimanaaday Cawad oo diyaariintiisii laga gaari kari waayay.

    Sagaal Gaari in lagu hawlgallo oo lagu horgooyo goobaha Seejooyinka ayay qorshaysteen.

    Guuleed iyo Aaran?

    Waa ka hor yimid qorshahooda si cad,ayuuna ugu diiday in fawdo looga hor yimaado Diiwaangelinta.

    Ciidamo kooban oo ilaalo gaar ah u ahaana waxuu ku amray in aysan qayb ka noqon waxa Aaran Shaydaan wadaan oo Gurigiisuu ku xaraystay.

    Sidaan xogta ku helay isla Berri in uu ka dhoofo Magaalada,ayuu go’aansaday si aan ceebtaas loogu tuhmin.

    Haldoorka Garowe iyo Aaran-shaydaan?

    Guud ahaan haldoorka Garowe waa ka hor yimaadeen qorshaha Aaran,waxa ay hada isticmaalayaan waa Dad kooban oo ubadan Balwadaystayaal uusan ku jirin hal Qof oo wax ku ool ah.

    Shacabka caadiga ah ee Garowe?

    Dimuqraadiyad,Diiwaangelin iyo Doorasho,ayay rabaan oo udiyaarsan yihiin.

    Wax soo dhaweyn ah iyo damqasho oo ay uhayaan Aaran-shaydaan majirto,waxayna si weyn ugaga fogaadeen 3-dii Sano ee ay Deni Sxb-la la ahaayeen hab dhaqankii ay kula dhaqmeen.

    Dowlada iyo diyaar garowgeeda Garowe?

    Si sare ayay Dowladu ugu diyaar garowday dhan walba ka bilaabida diiwaangelinta Gobolka Nugaal 7-da Bisha.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.