Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu uga dhigan yahay Xasan Shiikh heshiiska Koonfur-galbeed?
    Somalia

    Muxuu uga dhigan yahay Xasan Shiikh heshiiska Koonfur-galbeed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan Shiikh waxuu rabey kama helin Koonfur-galbeed,wuxuuse ka badin waayay,ayuu aqbalay.

    Koonfur-galbeed uusan hogaaminayn Laftagareen,ayuu rabey,waxuuse aqbalay Koonfur-galbeed Sanad kale uu sii hogaamin doono si laysla waafaqsan yahay Laftagareen.

    Heshiiska kasoo baxay KG haba yaraatee wax dan ah isaga uguma jirin,waase isdaad raacin uu ku khasbanaa.

    Madaxweyne Laftagareen,waxuu helay Sanad kale oo uu Xasan Shiikh lasii qaybsan doono mudo xileedkiisa.

    Sidoo kale 2024 marka la joogo oo Xasan Shiikh ay uga harsan tahay mudo xileedkiisa Laba Sano,waxuu haystaa Wadooyin uu kusii joogi karo,waxaana imaan doona fursado Siyaasadeed.

    Ugu danbayn Madaxweyne Xasan heshiiskan,waxuu uyahay Wado fur uu Baydhabo kaga soo baxo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.