Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo”Karaash oo dhabarka ka jabiyay qorshihii Deni
    Somalia

    Faallo”Karaash oo dhabarka ka jabiyay qorshihii Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamin,ayuu muujiyay Madaxweyne Axmed ka saraysa mida Deni.

    Dimuqraadiyadii aan jihada lahayn ee uu suura xumeeyay kana dhigay wax Qof hankiisa ku jaan go’an Madaxweyne Deni,ayuu jiho usameeyay.

    Erayo laga kari waayay cadee oo Dadka usheeg halka ay usocdaan Deni,ayuu qeexay Karaash.

    Aadbaa loogu nafisay,looguna diirsaday hadalkiisii shalay ee ahaa…

    “Dimuqraadiyadu waxay ku kooban tahay Golayaasha Deegaanka,shaqo kuma leh tan Madaxweynaha,waxayna ku dhacaysaa mudo xileedkii loogu talagalay”.

    Qiimo walba oo Dimuqraadiyayntu ay lahayd,waxaa macno tiray danaysiga Deni ee uu ka dhex raadinayo mudo kororsiga Puntland xaaraanta ka ah.

    Puntland ma qaadi karto hogaaminta Deni 9-bilood ka badan.

    Waa badbaadada Puntland in Deni baneeyo Madaxtooyada 2024.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.