Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir cusub Ee Maaliyada Jubaland oo xilka la wareegay
    Somalia

    Wasiir cusub Ee Maaliyada Jubaland oo xilka la wareegay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2023Updated:March 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka cusub ee Maaliyada Jubaland oo xilka ula wareegay si rasmi ah saakay.

    Axmed Handal,waxuu ka mid ahaa haldoorkii u istaagay in Gobollada Jubooyinku helaan Maamul,waxuu qayb ka ahaa Maamulkii Asaaniya ee uu hogaamin jiray Prof.Gaandi,markii danbe,waxuu noqday Aas-Aasayaashii Jubaland-ta maanta jirta.

    Agaasime,Wasiir ku xigeen,Wasiir iyo haatan oo uu noqday Wasiirka Maaliyada,ayuu kasoo qabtay Maamulka.

    Handal waa Nin degan,macquul ah,shaqsiyad wanaagsan leh oo haybad hogaamineed aragti fiicanba leh.

    Guud ahaan Somaliya Wasaarada Maaliyada waa Cadka Labaad ee ku xiga Madaxtooyada oo macno ku dhex leh Golayaasha.

    Inkastoo Jubaland ay kooban tahay dhaqaalaheeda iyo maamulkeeda hadana,waxaa la oran karaa waa cadka labaad ee Kismaayo dhexyaal.

     

    Halkan ka akhriso hadal jeedintiisii xil la wareegida..

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.