Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo ku kulan siinaysa Adis-ababa Madaxweybe Deni iyo Muuse Biixi
    Somalia

    Itoobiya oo ku kulan siinaysa Adis-ababa Madaxweybe Deni iyo Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxaa casuntay Dowlada Itoobiya,waxuuna aadayaa maalinka Berri foog ah.

    Sidoo kale waxay Dowlada Itoobiya casuntay Muuse Biixi hogaamiyaha SNM.

    Itoobiya waxay rabtaa in dagaalka LC ay ubadasho mid dhexyaal PL iyo SL oo ay kawada xaajoodaan isna hor fariisiso Muuse iyo Deni.

    “Dowlada Puntland waxay ku bixisay dagaalkan Hub,Saanad,Dhaqaale iyo adeegyo kale oo muhiim ah”Ayay leedahay Itoobiya.

    “Itoobiya waxay og tahay waxa ka dagaallamay LC ilaa hadana difaaca ku jira in ay yihiin Ciidamada Dowlada Puntland oo Shaarka loo badalay”Ayay kula dooday PL.

    Waa siyaasad cusub oo maaraynteeda ubaahan qorshaha Itoobiya la Shir timid.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.