Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo khasaare baaxad leh ugu gaystay Ceeldheer Ciidanka DFS
    Somalia

    Shabaab oo khasaare baaxad leh ugu gaystay Ceeldheer Ciidanka DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2024Updated:June 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afar Jiho ayay Al-Shabaab uga soo qaadeen weerar Ceeldheer.

    Khasaaraha ka dhashay weerarkaas,wuxuu iskugu jiraa…

    1.Dhimashada tiro Ciidan ah oo ay ku jiraan Saraakiil ay ka mid yihiin…

    B.Yoonis Xassan Sabriye.
    T.Col.Cabdulle.

    2.Nabaddiidku,waxay Gacanta ku dhigeen Gaadiid dagaal oo gaaraya Labaatameeyo.

    Shabaab,ayaa mudo gaaban la wareegay Gacan ku haynta Degmada Ceel-dheer,kadibna way iskaga baxeen.

    Sidoo kale,waxay Shabaab soo bandhigeen Sawirada Gaadiidka ay qabsadeen iyo Calankooda oo ay ka taageen Degmada.

    Weerarka Shabaab waxa uu waji gabax ku yahay Xasan Shiikh oo ku faanay in uu ku guulaystay dagaalka Wajigiisii 1-Aad.

    Waxaa iswaydiin mudatay Alshabaab in ay weerar kusoo qaadaan Ciidamada DFS halka iyaga ay ahayd in weerar lagu yahay.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Golaha Mustaqbalka Somaliyed oo Nayrobi ku kulmaya

    January 21, 2026

    Madaxweyne Cirro oo ugu danbayn gaaray Switzerland

    January 21, 2026

    Puntland iyo Beesha caalamka oo ku kulmaya Nayrobi

    January 21, 2026
    Latest Posts

    Golaha Mustaqbalka Somaliyed oo Nayrobi ku kulmaya

    Madaxweyne Cirro oo ugu danbayn gaaray Switzerland

    Puntland iyo Beesha caalamka oo ku kulmaya Nayrobi

    Trump oo Shirka dhaqaalaha Aduunka ku dhex aflagaadeeyay Somalida

    Air Force One oo ay qabsatay cillad Koronto

    Wakiilka cusub Ee Midowga Yurub oo Waraaqaheeda aqoonsiga gaarsiisay Puntland

    Qasriga Madaxtooyada PL oo lagu qaabilay wefti ka socda Norway

    Faallo:-Mala aamini karaa Gogosha Xasan Shiikh?

    Xasan Shiikh oo aqbalay baaqii Kismaayo Ee Gogosha

    Taliska Ciidamada PL oo talaabo ka qaadaya Hubka loo qaaday Laascaanood

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.