Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo khasaare baaxad leh ugu gaystay Ceeldheer Ciidanka DFS
    Somalia

    Shabaab oo khasaare baaxad leh ugu gaystay Ceeldheer Ciidanka DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2024Updated:June 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afar Jiho ayay Al-Shabaab uga soo qaadeen weerar Ceeldheer.

    Khasaaraha ka dhashay weerarkaas,wuxuu iskugu jiraa…

    1.Dhimashada tiro Ciidan ah oo ay ku jiraan Saraakiil ay ka mid yihiin…

    B.Yoonis Xassan Sabriye.
    T.Col.Cabdulle.

    2.Nabaddiidku,waxay Gacanta ku dhigeen Gaadiid dagaal oo gaaraya Labaatameeyo.

    Shabaab,ayaa mudo gaaban la wareegay Gacan ku haynta Degmada Ceel-dheer,kadibna way iskaga baxeen.

    Sidoo kale,waxay Shabaab soo bandhigeen Sawirada Gaadiidka ay qabsadeen iyo Calankooda oo ay ka taageen Degmada.

    Weerarka Shabaab waxa uu waji gabax ku yahay Xasan Shiikh oo ku faanay in uu ku guulaystay dagaalka Wajigiisii 1-Aad.

    Waxaa iswaydiin mudatay Alshabaab in ay weerar kusoo qaadaan Ciidamada DFS halka iyaga ay ahayd in weerar lagu yahay.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    May 2, 2026

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    May 2, 2026

    Midowga Yurub oo soo dhaweeyay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    May 2, 2026
    Latest Posts

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    Midowga Yurub oo soo dhaweeyay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Xasan Shiikh oo Golaha mustaqbalka ku martiqaaday gogol wada hadal

    Mucaaradka Muqdisho oo diyaarinaya banaanbaxyo waa weyn

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    Puntland oo dhisatay Ciidan la awooda S.W.A.T.

    Faahfaahin booqashada Mw Deni Ee Gobolka Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.