Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdikariin Xuseyn Guuleed oo horay xilka qaadis loogu sameeyay oo si rasmiya isku casilay
    Somalia

    Cabdikariin Xuseyn Guuleed oo horay xilka qaadis loogu sameeyay oo si rasmiya isku casilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado ee dhawaan Baarlamaanka maamulkaasi xilka qaadista ku sameeyay C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu Is casilay.

    C/kariin Guuleed ayaa Iscasilaaadiisa ku Sababeeyay sababo Caafimaad,waxaana uu hadda joogaa Wadanka Hindiya oo uu Caafimaad u aaday.

    Baarlamaanka maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado, ayaa Horay Xilka uga qaaday C/kariin Xuseen Guuleed,balse waxaa xilka qaadistaa ka hor yimid oo diidan Β Cabdikariin Xuseyn Guuleed.

    Cabdikariin waa xubintii ugu danbaysay ee ka mid ah xisbigii Damjadiid ee uu hogaaminayay Madaxweyne Xasan Shiikh oo masraxa siyaasada looga adkaado kana baxa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.