Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka socda dalka Imaaraatka Carabta ?
    Puntland

    Maxaa ka socda dalka Imaaraatka Carabta ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 27, 2025Updated:May 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Idilnews – ayaa heshay in dib u dhac ku yimid kulan kama dambeys ah oo ay yeelan lahaayeen Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed, oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta.

    Kulanka oo ahaa mid lagu soo afmeerayay khilaafka Deni iyo Madoobe, laguna dhameytirayay is qaadashadooda siyaasadeed ayaa la rajeynayaa in uu dhaco ilaa habeenka arbacada.

    Siciid Deni iyo Madoobe, ayaa kaddib heshiiskooda u soo amba-bixi doona magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Deni ayaa maalmaha uu ku sugan yahay Nairobi ku geli doona kulamo siyaasadeed iyo kuwa uu la yeelan doono dublamaasiyiin sare oo ka socda dalalka galbeed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.