Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka socda dalka Imaaraatka Carabta ?
    Puntland

    Maxaa ka socda dalka Imaaraatka Carabta ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 27, 2025Updated:May 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Idilnews โ€“ ayaa heshay in dib u dhac ku yimid kulan kama dambeys ah oo ay yeelan lahaayeen Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed, oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta.

    Kulanka oo ahaa mid lagu soo afmeerayay khilaafka Deni iyo Madoobe, laguna dhameytirayay is qaadashadooda siyaasadeed ayaa la rajeynayaa in uu dhaco ilaa habeenka arbacada.

    Siciid Deni iyo Madoobe, ayaa kaddib heshiiskooda u soo amba-bixi doona magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Deni ayaa maalmaha uu ku sugan yahay Nairobi ku geli doona kulamo siyaasadeed iyo kuwa uu la yeelan doono dublamaasiyiin sare oo ka socda dalalka galbeed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.