Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo joojiyay Shidaal baaristii Turkigu kawaday Somaliya
    Somalia

    Maraykanka oo joojiyay Shidaal baaristii Turkigu kawaday Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,waxaa ku dhacay dharbaaxo xoog leh oo kaga timid Shidaalkii Turkigu baarayay.

    Xog soo ururintii Turkigu ka waday Xeebaha ku aadan Galmudug,markay soo idlaatay oo Markabkii Turkigu soo maray Muqdisho,waxaa la yaab noqotay in Turkidu yiraahdeen…..”$3-Milyan oo naga raacday Shaqadii xog ururinta hada ha nala siiyo,waxaana laga soo qaaraamay Ganasatada Muqdisho”.

    Taas marka laga soo tago rajadii Xasan ee ahayd in uu dhaqaale deg-deg ah ka helo Shidaalka,waxaa soo afjaray markii Maraykanku usheegay Turkiga in ay halkaas ku hakiyaan Shaqada.

    “Xogta aad soo ururiseen,waan idinku sharfaynaa in aad marka hore Shaybaaradiina kusoo baartaan,kadibna kusoo wareejinaysaan Gacantayada,waxaana lagu baarayaa Shaybaar BP leedahay oo UK ah iyo mid kale oo Taksis Maraykanka ah”.Ayaa loo sheegay Turkiga.

    Waxaa kaloo Turkiga loo sheegay kaliya Laba Baloog in la siin doono marka xogta la xaqiijiyo,sababtoo ah Dhaqaale ahaan iyo farsamo ahaanba kuma filnidin soo saarida Shidaalka ku jira Badweynta Hindiya ee aadka udhibka badan,ayaa lagu yiri.

    Xasan,wuxuu filayay marka qiimaynta ururinteeda lasoo gabagabeeyo in uu Turkiga ka helayo Lacag Dayn ah,balse taa badalkeeda,isagii,ayaa daalac loo soo raacday,waxaana arinka fashiliyay….

    1. Lacagta $3-Milyan ee Turkigu soo dalacda6 oo aan marnaba la filayn.
    2. Qiimayntii lasoo sameeyay xogteedii oo Maraykanku la wareegay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.