Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish
    Puntland

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 27, 2025Updated:August 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Difaaca PL Hubka iyo Rasasta faraha badan ee ay Gacanta ku dhigeen,waxay ka heleen Godad ku yaala Shakaalo Yare.

    Ciidanka qabtay Hubkan,waa Qaybti dhinaca Geesa qabad ee Ceelka kal idaad ka hawlgalayay waxayna ku dileen goobta Hubka ay ku qabteen Lix ka mid ah Maleeshiyada argagixisada ah.

    Hubka iyo Rasaasta la qabtay?

    Mootarka,waa 9-Xaabo oo Cabirkiisu yahay 60.

    Suu badeed-Laba Xabo oo kan Cabdibialaha fuula ah.

    20-PKM.

    40-Qori oo AK.

    19-Qori oo Baasuuke ah.

    Rasaas qiyaas ahaan dhan Hal Gaari oo Candhomaydle ah.

    Wararka wardoon ee la helayo,waxay sheegayaan in ay jiraaan Kaydad kale oo Hub iyo Rasaas ah oo Daacish ku kaydsadeen Togga Baallade.

    Hawlgalku,wuxuu usocdaa si habsami leh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.