Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo ka qabtay argagixisada kayd Miinooyin iyo Dawo
    Puntland

    Ciidamada PL oo ka qabtay argagixisada kayd Miinooyin iyo Dawo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Togga Baallade 11,Sep,2025: Ciidanka Difaaca Puntland oo weerar labbo jiho ah ku qaatay Talisyada kooxda Daacish ee Lugta Tirciil ayaa la wareegay gacan ku haynta talisyadaas, sidoo kalena ciidanku kooxda Daacish ka qabteen mid ka mid ah kaydadkooda Daawada iyo Agabka Caafimaadka.

    Halyeeyada Ciidanka Difaaca Puntland oo ku guda-jira dhamaadka wajjiga 4aad ee Hawlgalka Hilaac ayaa si dardar leh ku wada duulanka kooxda Daacish lagaga sifeynaayo Togga Baallade ee Buuraleyda Calmiskaad, waxa ayna ciidanku Habeen iyo Maalinba fulliyaan hawgallo qorsheysan oo lagu bartilmaad u ah goobaha tirada yar ee kooxda Daacish kaga hartay Buuraleyda Calmiskaad.

    PMPF Telegram Channel 👇 https://t.me/pmpfofficial

    CiribtirkaArgagixisada2025

    HawlgalkaHilaacPL2025

    PuntlandProtectionforce

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.