Ciidamada difaaca Puntland,dhanka Baallade,waxay ka heleen Godkii ay ku kaydsanayeen argagixisadu Qaraxyada iyo Dawada.
Dhabka Dhasaan God xoogaa ujira,waxay kasoo qabteen Nin Cadaan ah oo ka mid ahaa Sadex Miinooyinka udhigi jiray Gaadiidka.
Laba,ayaa ka fakatay Ciidanka oo ay ku raad joogaan,waxaana ka dhaawacmay Hal Askari.
Sidoo kale Miino,ayaa la kacday Baabuur Qaadsiday.
Waxaa kaloo Hawada looga daadiyay Ciidamada Saadkoodii.